{"id":499622,"date":"2023-10-18T11:52:58","date_gmt":"2023-10-18T08:52:58","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=499622"},"modified":"2023-10-18T11:57:32","modified_gmt":"2023-10-18T08:57:32","slug":"soomaaliya-oo-cambaaraysay-duqeynta-ay-israaiil-ka-geysatay-isbitaal-ku-yaalla-gaza","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/soomaaliya-oo-cambaaraysay-duqeynta-ay-israaiil-ka-geysatay-isbitaal-ku-yaalla-gaza\/","title":{"rendered":"Soomaaliya oo cambaaraysay duqeynta ay Israa\u2019iil ka geysatay Isbitaal ku yaalla Gaza"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Dowladda Soomaaliya ayaa cambaareysay duqeynta ay Israa&#8217;iil ka geysatay Isbitaalka Al-Ahly ee Gaza kaas oo ay ku dhinteen boqollaal Falastiiniyiin ah.<\/p>\n<div class=\"xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Bayaan kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha dibadda ayaa lagu yiri &#8220;waxaan ugu baaqeynaa Israa&#8217;iil in ay ixtiraamto Sharciga Caalamiga iyo xabbad joojin deg deg ah oo shuruud la,aan ah &#8220;<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Dad ka badan 500 oo qof oo u badan haween iyo carruur ayaa ku dhintay duqeynta Xalay ay isra&#8217;il la beegsatay cisbitaalka Al-Ahly .<\/div>\n<\/div>\n<div dir=\"auto\">\n<p>Inta badan dowladaha caalamka iyo ururrada samafalka ayaa sidoo kale cambaarayn xooggan u jeediyay gebi ahaan duqymaha lagu beegsanayo shacabka ee ay Israa\u2019iil ka waddo marinka Gaza, iyagoo ku baaqay in la joojiyo duqeymaha si shacabka loo gaarsiiyo kaalmo bini\u2019aadan-nimo.<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Dowladda Soomaaliya ayaa cambaareysay duqeynta ay Israa&#8217;iil ka geysatay Isbitaalka Al-Ahly ee Gaza kaas oo ay ku dhinteen boqollaal Falastiiniyiin ah. Bayaan kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha dibadda ayaa lagu yiri &#8220;waxaan ugu baaqeynaa Israa&#8217;iil in ay ixtiraamto Sharciga Caalamiga iyo xabbad joojin deg deg ah oo shuruud la,aan ah &#8220; Dad ka badan 500 oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":499623,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-499622","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/499622","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=499622"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/499622\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":499627,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/499622\/revisions\/499627"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/499623"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=499622"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=499622"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=499622"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}