{"id":499602,"date":"2023-10-18T07:40:41","date_gmt":"2023-10-18T04:40:41","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=499602"},"modified":"2023-10-18T07:40:41","modified_gmt":"2023-10-18T04:40:41","slug":"duqa-muqdisho-oo-qaabbilay-danjiraha-dowladda-qatar-u-fadhiya-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/duqa-muqdisho-oo-qaabbilay-danjiraha-dowladda-qatar-u-fadhiya-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Duqa Muqdisho oo qaabbilay Danjiraha dowladda Qatar u fadhiya Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan casho sharaf ah la qaatay Danjiraha Dowladda Qatar u fadhiya dalka Soomaaliya Dr. Abdolla Salem Alnuaimi.<\/p>\n<p>Duqa Muqdisho iyo Alnuaimi ayaa ka wada hadlay xariirka labada dhinac, Iskaashiga iyo dar-dargelinta Mashaariicda horumarineed oo ay Dowladda Qatar ka fuliso Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Sidoo kale, waxa ay labada dhinac isla qaateen xoojinta taageerada Dowladda iyo dhiirigelinta Maalgashiga dalka Soomaaliya, gaar ahaan Caasimadda Muqdisho.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan casho sharaf ah la qaatay Danjiraha Dowladda Qatar u fadhiya dalka Soomaaliya Dr. Abdolla Salem Alnuaimi. Duqa Muqdisho iyo Alnuaimi ayaa ka wada hadlay xariirka labada dhinac, Iskaashiga iyo dar-dargelinta Mashaariicda horumarineed oo ay Dowladda Qatar ka fuliso Gobolka Banaadir. Sidoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":499603,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-499602","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/499602","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=499602"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/499602\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":499604,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/499602\/revisions\/499604"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/499603"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=499602"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=499602"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=499602"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}