{"id":499455,"date":"2023-10-16T09:40:47","date_gmt":"2023-10-16T06:40:47","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=499455"},"modified":"2023-10-16T10:08:40","modified_gmt":"2023-10-16T07:08:40","slug":"jubbaland-oo-deeq-bixiyeyaasha-caalamiga-ah-kala-hadlaya-ka-hortaga-duufaanta-el-nino","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/jubbaland-oo-deeq-bixiyeyaasha-caalamiga-ah-kala-hadlaya-ka-hortaga-duufaanta-el-nino\/","title":{"rendered":"Jubbaland oo Deeq bixiyeyaasha Caalamiga ah kala hadlaya ka hortaga Duufaanta El-Nino"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Madaxweyne ku xigeenka koowaad ee dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan iyo wafdi uu hogaaminayo oo ku sugan magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa yeeshay kulan hordhac u ah Shir Maanta ka furamayo halkaas.<\/p>\n<p>Shirkaas oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Qorsheynta Jubbaland waxaa looga hadli doonaa sidii deeq-bixiyeyaasha loogu bandhigi lahaa Howlaha hortebinta u leh Dowladda Jubbaland, sida maalgashiga, amniga, ka hortagga aafooyinka sida El-Nino iyo arrimo kale oo muhiim ah.<\/p>\n<p>Kulankan hordhaca ah waxaa Madaxweyne ku-xigeenka ku weheliyey Wasiirada Wasaaradaha Qorsheynta iyo Kaluumeysiga Jubbaland, Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Amniga Jubbaland, Wakiilka Jubbaland ee dalka Kenya, Gudoomiyaha Gobolka Jubbada dhexe, Agaasimeyaal iyo masuuliyiin kale.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-499456\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/FB_IMG_1697438477471-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/FB_IMG_1697438477471-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/FB_IMG_1697438477471.jpg 720w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-499457\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/FB_IMG_1697438474850-300x212.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"212\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/FB_IMG_1697438474850-300x212.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/FB_IMG_1697438474850.jpg 720w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Madaxweyne ku xigeenka koowaad ee dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan iyo wafdi uu hogaaminayo oo ku sugan magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa yeeshay kulan hordhac u ah Shir Maanta ka furamayo halkaas. Shirkaas oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Qorsheynta Jubbaland waxaa looga hadli doonaa sidii deeq-bixiyeyaasha loogu bandhigi lahaa Howlaha hortebinta u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":499457,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-499455","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/499455","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=499455"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/499455\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":499464,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/499455\/revisions\/499464"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/499457"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=499455"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=499455"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=499455"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}