{"id":499348,"date":"2023-10-15T10:00:10","date_gmt":"2023-10-15T07:00:10","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=499348"},"modified":"2023-10-15T12:29:30","modified_gmt":"2023-10-15T09:29:30","slug":"ciidanka-xoogga-oo-fashiliyay-weerar-khawaarijtu-saakay-ku-soo-qaaday-deegaanka-barujeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-oo-fashiliyay-weerar-khawaarijtu-saakay-ku-soo-qaaday-deegaanka-barujeed\/","title":{"rendered":"Ciidamada Xoogga iyo kuwa degaanka oo Fashiliyay weerar khawaarijtu saakay ku soo qaaday deegaanka Barujeed"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ciidanka xoogga dalka iyo xoogagga deegaanka ee ku sugan deegaanka Barujeed oo 40 KM u jira Degmadda ceelbuur ee gobolka Galgaduud ayaa saaka ka hortagay weerar Khawaarijtu saaka ku soo qaadday fariisimaha ciidanka xoogga ay ku leeyihin degaankaasi.<\/p>\n<p>Khawaarijta ayaa jab xooggan lagu gaarsiiyey weerarka ay soo qaadeen waxaana ay goobta dagaalka uga carareen Meydad badan oo ay haleeshay rasaasta geesiyaasha,ciidamada ayaa sidii caadiga ahayd ku sugan saldhigyadoodii<\/p>\n<p>Guddoomiyaha degmada Guriceel Faarax Cabdi Macallin ayaa Wakaaladda Wararka SONNA u xaqiijiyey in cadowgu dharbaaxo kulul kala kulmay weerarkii saaka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ciidanka xoogga dalka iyo xoogagga deegaanka ee ku sugan deegaanka Barujeed oo 40 KM u jira Degmadda ceelbuur ee gobolka Galgaduud ayaa saaka ka hortagay weerar Khawaarijtu saaka ku soo qaadday fariisimaha ciidanka xoogga ay ku leeyihin degaankaasi. Khawaarijta ayaa jab xooggan lagu gaarsiiyey weerarka ay soo qaadeen waxaana ay goobta dagaalka uga carareen Meydad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":497477,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-499348","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/499348","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=499348"}],"version-history":[{"count":8,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/499348\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":499371,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/499348\/revisions\/499371"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/497477"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=499348"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=499348"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=499348"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}