{"id":499336,"date":"2023-10-15T08:33:44","date_gmt":"2023-10-15T05:33:44","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=499336"},"modified":"2023-10-15T08:33:44","modified_gmt":"2023-10-15T05:33:44","slug":"wasiirka-maaliyadda-xfs-dalka-morocco-kulama-gaar-ah-kula-qaatay-masuuliyiin-dowladeed-iyo-heyado-caalami-ah-oo-ka-shaqeeya-arrimaha-maaliyadda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-maaliyadda-xfs-dalka-morocco-kulama-gaar-ah-kula-qaatay-masuuliyiin-dowladeed-iyo-heyado-caalami-ah-oo-ka-shaqeeya-arrimaha-maaliyadda\/","title":{"rendered":"Wasiirka Maaliyadda XFS Dalka Morocco kulama gaar ah kula qaatay Masuuliyiin dowladeed iyo Hey\u2019ado caalami ah oo ka shaqeeya arrimaha Maaliyadda"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho:-(SONNA):-Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige iyo Wafdiga uu hoggaaminayo\u00a0 oo ku sugan Magaalada Marrakish ee dalka Morocco\u00a0 ayaa kulamo gaar ah gaar ah la qaatay Masuuliyiin dowladeed iyo Hey\u2019ado caalami ah oo ka shaqeeya arrimaha Maaliyadda, qeyb muhiim ahna kulahaa arrimaha deyn cafinta iyo dib-u-haneynta Maaliyadda Soomaaliya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Shir-doceedyadan uu galay Wasiirka Maaliyadda ayaa dhamaantood waxa ay ku qotomaan hannaanka dib-u-eegista Maaliyadda, dib-u-habeynta iyo horumarinta dhaqaalaha dalka waxaana ugu horreeya,<\/p>\n<p>Wasiirka Maaliyadda XFS, Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa kulan gaar ah oo ku saabsan horumarinta Maaliyadda, dib-u-habeynta dhaqaalaha iyo taageerada Dowladda\u00a0 kadib gaba-gabada hannaanka deyn cafinta waxa uu la yeeshay dhigiisa Wasiirka Maaliyadda Dowladda Qatar Mudane Ali Bin Ahmed Al-Kuwari.<\/p>\n<p>Wasiirka Maaliyadda XFS waxa uu sidoo kale kulan miro dhal ah la qaatay Hogaanka Wafdiga Dowladda Faransiiska uga qeyb galaya Shirka Marrakish, Wasiir Biixi ayaa uga mahadceliyay Dowladda Faraniiska doorkii muhiimka ahaa ee ay ka cayaartay Wadamada ku bahoobay Naadiga Paris oo hannaanka deyn cafinta qeyn weyn kulahaa.<\/p>\n<p>Bangiga_Adduunka:- Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya ayaa kulan gaar ah la qaatay Agaasimaha Fulinta\u00a0 Bangiga Adduunka qeybta loo yaqaan (Africa Group 1) Dr. Floribert Ngaruko oo ay ka wada hadleen sidii Bangiga uu uga qeyb qaadan lahaa taageerada Dowladda Soomaaliya, kadib marka uu dhamaado barnaamijka deyn cafinta oo hada gaba gaba maraya.<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_231015_082754_844.sdocx--><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-499341\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/FB_IMG_1697347615255-2-300x257.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"257\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/FB_IMG_1697347615255-2-300x257.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/FB_IMG_1697347615255-2.jpg 720w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-499337\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/FB_IMG_1697347618017-300x197.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"197\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/FB_IMG_1697347618017-300x197.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/FB_IMG_1697347618017.jpg 720w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-499338\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/FB_IMG_1697347615255-300x257.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"257\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/FB_IMG_1697347615255-300x257.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/FB_IMG_1697347615255.jpg 720w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:-(SONNA):-Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige iyo Wafdiga uu hoggaaminayo\u00a0 oo ku sugan Magaalada Marrakish ee dalka Morocco\u00a0 ayaa kulamo gaar ah gaar ah la qaatay Masuuliyiin dowladeed iyo Hey\u2019ado caalami ah oo ka shaqeeya arrimaha Maaliyadda, qeyb muhiim ahna kulahaa arrimaha deyn cafinta iyo dib-u-haneynta Maaliyadda Soomaaliya. &nbsp; &nbsp; Shir-doceedyadan uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":499339,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-499336","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/499336","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=499336"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/499336\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":499342,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/499336\/revisions\/499342"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/499339"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=499336"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=499336"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=499336"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}