{"id":499298,"date":"2023-10-14T18:31:18","date_gmt":"2023-10-14T15:31:18","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=499298"},"modified":"2023-10-14T18:31:18","modified_gmt":"2023-10-14T15:31:18","slug":"guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-hirshabeelle","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-hirshabeelle\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha hey\u2019adda maareynta musiibooyinka Qaranka oo gaaray magaalada beledweyne ayaa kulamo la yeeshay madaxda Hirshabeelle"},"content":{"rendered":"<p>Beledweyne-(SONNO)-Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay&#8217;adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta gaaray magaalada Baladweyne, waxaana socdaalkaan ku wehliyey, ku xigeenka Ergeyga gaarka ah ee Qaramada midoobay ahna isku duwaha Arrimaha Bini&#8217;aadamnimada George Conway.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiin uu horkacaayo Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cabdullaahi Axmed Sufuroow ayaa garoonka diyaradaha Ugaas Khaliif ku so dhaweeyey wafdigaan, waxaana intaas kadib kulan la qateen Madaxweyne ku xigeenka Hirshabelle Yuusuf Axmed Hagar Dabageed, iyadoo looga warbixiyey xaalada Baladweyne, cabsida ay ka qabaan fatahaado iyo dhibatadii ka dhalatay qaraxyadii Baladweyne khawaarijta ka gaysatay iyo xaaladaha ay wajahayaan barakacyaasha ku nool Baladweyne.<\/p>\n<p>Ujeedka wafdigaan ayaa ah indha-indheenta iyo ukuurgalida xaladaha bini\u2019aadanimo ee gobolka ka jira, u Diyaar garowga digniinaha xalaada El-Ni\u00f1o taas oo wata Fatahaado iyo daadad culus, waxaana intaas kadib wafdigaan kormeereen kaamamka barakacyaasha ee ku yaal gudaha magaalada, waxaana mid mid ula kulmeen qoysaska ku nool iyagoo ka xogwareestay xaladooda.<\/p>\n<p>Sidoo kale wafdigaan ayaa waxa ay booqdeen goobaha biyo mareenada ah, iyo goobaha uu ka jilicsanyahay wabbiga markastana ka fataho.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-499299\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-1.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-1.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-1-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-1-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-1-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-1-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-1-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-499300\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-2.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-2.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-2-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-2-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-2-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-2-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-2-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-2-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-499301\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-3.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-3.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-3-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-3-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-3-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-3-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-3-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-3-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-499302\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-4.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-4.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-4-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-4-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-4-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-4-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-4-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-4-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-499303\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-5.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-5.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-5-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-5-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-5-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-5-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-5-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-5-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-499304\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-6.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-6.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-6-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-6-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-6-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-6-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-6-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-6-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-499305\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-7.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-7.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-7-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-7-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-7-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-7-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-7-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-7-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-499306\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-8.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-8.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-8-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-8-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-8-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-8-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-8-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-8-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-499307\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-9.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-9.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-9-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-9-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-9-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-9-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-9-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-9-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-499308\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-10.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-10.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-10-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-10-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-10-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-10-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-10-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-10-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-499309\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-11.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1365\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-11.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-11-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-11-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-11-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-11-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-11-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-11-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-11-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-11-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-499310\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-12.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1365\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-12.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-12-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-12-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-12-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-12-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-12-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-12-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-12-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-12-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-499311\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-13.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1365\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-13.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-13-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-13-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-13-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-13-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-13-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-13-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-13-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-13-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-499312\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-14.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-14.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-14-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-14-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-14-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-14-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-14-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-14-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-499313\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-15.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-15.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-15-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-15-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-15-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-15-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-15-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-15-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-499314\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-16.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-16.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-16-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-16-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-16-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-16-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-16-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-Hirshabeelle-16-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Beledweyne-(SONNO)-Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay&#8217;adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta gaaray magaalada Baladweyne, waxaana socdaalkaan ku wehliyey, ku xigeenka Ergeyga gaarka ah ee Qaramada midoobay ahna isku duwaha Arrimaha Bini&#8217;aadamnimada George Conway. Mas\u2019uuliyiin uu horkacaayo Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cabdullaahi Axmed Sufuroow ayaa garoonka diyaradaha Ugaas Khaliif ku so [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":38,"featured_media":499314,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[1048],"class_list":{"0":"post-499298","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"tag-guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka-oo-gaaray-magaalada-beledweyne-ayaa-kulamo-la-yeeshay-madaxda-hirshabeelle"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/499298","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/38"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=499298"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/499298\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":499315,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/499298\/revisions\/499315"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/499314"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=499298"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=499298"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=499298"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}