{"id":499233,"date":"2023-10-13T13:40:18","date_gmt":"2023-10-13T10:40:18","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=499233"},"modified":"2023-10-13T15:49:56","modified_gmt":"2023-10-13T12:49:56","slug":"qusulka-soomaaliya-iyo-madaxda-heyadda-igaasa-oo-sacuudiga-ku-yeeshay-kulan-muhiim-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/qusulka-soomaaliya-iyo-madaxda-heyadda-igaasa-oo-sacuudiga-ku-yeeshay-kulan-muhiim-ah\/","title":{"rendered":"Qusulka Soomaaliya iyo madaxda hey\u2019adda Igaasa oo Sacuudiga ku yeeshay kulan muhiim ah"},"content":{"rendered":"<p>Qunsulka Guud ee Dowladda FS u fadhiya magaalada Jiddah Axmed Maxamuud Diiriye ayaa kulan la qaatay Wakiilka gaarka ah ee Hey&#8217;adda Igaatha oo xarunteedu tahay dalka Sacuudi Caraabiya.<\/p>\n<p>Qunsulka oo ay halkaasi ku soo dhoweeyeen madax hey\u2019addaasi Marwo Iimaan Xusen Falinbaan iyo howlwadeenno kale,waxaa laga hadlay arrimo la xiriiray xoojinta xiriirka iyo horumarina barnaamijyada samofal ee laga fuliyo Soomaaliya.<\/p>\n<p>Labada dhinac waxa ay isku afgarteen mudadii uu socday kulankaasi in la dardargaliyo mashruucda khuseeya biniaadanimada ee laga wado soomaaliya.<\/p>\n<p>Qusulka Guud ee Dowladda FS u fadhiya magaalada Jiddah Axmed Maxamuud Diiriye ayaa ka mahadceliyay soo dhoweynta loo sameeyay iyo dadaalka ku aadan waxqabadka hey\u2019adda Igaatha ee dhinaca Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qunsulka Guud ee Dowladda FS u fadhiya magaalada Jiddah Axmed Maxamuud Diiriye ayaa kulan la qaatay Wakiilka gaarka ah ee Hey&#8217;adda Igaatha oo xarunteedu tahay dalka Sacuudi Caraabiya. Qunsulka oo ay halkaasi ku soo dhoweeyeen madax hey\u2019addaasi Marwo Iimaan Xusen Falinbaan iyo howlwadeenno kale,waxaa laga hadlay arrimo la xiriiray xoojinta xiriirka iyo horumarina barnaamijyada samofal [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":499234,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-499233","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/499233","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=499233"}],"version-history":[{"count":8,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/499233\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":499244,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/499233\/revisions\/499244"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/499234"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=499233"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=499233"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=499233"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}