{"id":499220,"date":"2023-10-12T22:55:20","date_gmt":"2023-10-12T19:55:20","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=499220"},"modified":"2023-10-12T22:55:20","modified_gmt":"2023-10-12T19:55:20","slug":"golaha-wasiirrada-oo-ansixiyay-heshiis-is-afgarad-ah-oo-ay-kala-saxiixan-doonaan-wakaaladaha-wararka-ee-sonna-ansa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/golaha-wasiirrada-oo-ansixiyay-heshiis-is-afgarad-ah-oo-ay-kala-saxiixan-doonaan-wakaaladaha-wararka-ee-sonna-ansa\/","title":{"rendered":"Golaha Wasiirrada oo ansixiyay Heshiis is Afgarad ah oo ay kala Saxiixan doonaan Wakaaladaha Wararka ee SONNA &#038; ANSA"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: 18px;\">Muqidsho, (SONNA):- Golaha Wasiirada Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliyeed ayaa maanta ansixiyay Heshiis is Afgarad ah oo ay kala Saxiixan doonaan Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA iyo Wakaaladda Wararka Talyaaniga ANSA.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: 18px;\">Is-afgaradka ujeedkiisu waa sidii kor loogu qaadi lahaa iskaashiga iyo is-dhaafsiga xogaha labada hay\u2019adood iyo in la taageero horumarinta qaybta warbaahinta Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: 18px;\">Heshiiskaan is afgarad ayaa lagu meelmariyey shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya kaas uu shirguddoomiyey Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.<\/span><\/p>\n<p><!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_231012_225347_204.sdocx--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqidsho, (SONNA):- Golaha Wasiirada Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliyeed ayaa maanta ansixiyay Heshiis is Afgarad ah oo ay kala Saxiixan doonaan Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA iyo Wakaaladda Wararka Talyaaniga ANSA. Is-afgaradka ujeedkiisu waa sidii kor loogu qaadi lahaa iskaashiga iyo is-dhaafsiga xogaha labada hay\u2019adood iyo in la taageero horumarinta qaybta warbaahinta Soomaaliya. Heshiiskaan is afgarad ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":499221,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-499220","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-gudaha","9":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/499220","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=499220"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/499220\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":499222,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/499220\/revisions\/499222"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/499221"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=499220"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=499220"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=499220"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}