{"id":499143,"date":"2023-10-12T12:59:36","date_gmt":"2023-10-12T09:59:36","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=499143"},"modified":"2023-10-12T12:59:36","modified_gmt":"2023-10-12T09:59:36","slug":"guddoomiye-sheekh-aadan-oo-shacabka-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeyey-maalinta-calanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiye-sheekh-aadan-oo-shacabka-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeyey-maalinta-calanka\/","title":{"rendered":"Guddoomiye Sheekh Aadan oo\u00a0 shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey maalinta Calanka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):- Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyey xuska maalinta calanka Jamhuuriyadda Soomaaliyeed, oo ku beegan 69 sanno ka hor markii la yagleelay calanka oo ah astaanta ay dunidu nagu taqaanno.<\/p>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo tilmaamay muhiimada calanka uu leeyahay ayaa sheegay inuu yahay astaan ka turjumaysa jiritaanka Qarannimada dalka, midnimada iyo wadajirka shacabka ku nool dhulka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, isagoona bulshada Soomaaliyeed ku baraarujiyay in la xusuusto maalintan qiimaha badan ee dalkeenna uu leeyahay.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):- Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyey xuska maalinta calanka Jamhuuriyadda Soomaaliyeed, oo ku beegan 69 sanno ka hor markii la yagleelay calanka oo ah astaanta ay dunidu nagu taqaanno. Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo tilmaamay muhiimada calanka uu leeyahay ayaa sheegay inuu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":52,"featured_media":499163,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-499143","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/499143","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/52"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=499143"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/499143\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":499164,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/499143\/revisions\/499164"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/499163"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=499143"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=499143"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=499143"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}