{"id":499114,"date":"2023-10-11T13:23:22","date_gmt":"2023-10-11T10:23:22","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=499114"},"modified":"2023-10-11T13:23:22","modified_gmt":"2023-10-11T10:23:22","slug":"ciidanka-nisa-oo-gacanta-ku-dhigay-dhagar-qabe-ka-tirsan-khawaarijta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-nisa-oo-gacanta-ku-dhigay-dhagar-qabe-ka-tirsan-khawaarijta\/","title":{"rendered":"Ciidanka NISA oo gacanta ku dhigay Dhagar qabe ka tirsan Khawaarijta"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ciidamada Nabad Sugida Iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee (NISA) ayaa gacanta ku soo dhigay dhagarqabe ka tirsanaa Argagaxisada Al-shabab kaas oo Ku Howlanaa Wax Yeeleeynta Shacabka ku Nool Caasimada Muqdisho.<\/p>\n<p>Ciidamada Amaanka ayaa beryihii u dambeeyey xoojiyey hawlgalada lagu fashilinayo falalka Amni darro ee ay soo abaabulaan khawaarijtu.<\/p>\n<p>Laammaha Amniga ayaa Muwaadiniinta Soomaaliyeed Ee U taagan Gacan Siinta Ciidanka Amniga Soomaaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ciidamada Nabad Sugida Iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee (NISA) ayaa gacanta ku soo dhigay dhagarqabe ka tirsanaa Argagaxisada Al-shabab kaas oo Ku Howlanaa Wax Yeeleeynta Shacabka ku Nool Caasimada Muqdisho. Ciidamada Amaanka ayaa beryihii u dambeeyey xoojiyey hawlgalada lagu fashilinayo falalka Amni darro ee ay soo abaabulaan khawaarijtu. Laammaha Amniga ayaa Muwaadiniinta Soomaaliyeed Ee U [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":499115,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-499114","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/499114","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=499114"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/499114\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":499116,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/499114\/revisions\/499116"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/499115"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=499114"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=499114"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=499114"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}