{"id":499090,"date":"2023-10-10T20:29:47","date_gmt":"2023-10-10T17:29:47","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=499090"},"modified":"2023-10-10T20:29:47","modified_gmt":"2023-10-10T17:29:47","slug":"hawlgal-lagu-burburiyey-fariisimo-ay-cadawga-kulahaayeen-deegaanka-afcad-ee-gobolka-hiiraan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hawlgal-lagu-burburiyey-fariisimo-ay-cadawga-kulahaayeen-deegaanka-afcad-ee-gobolka-hiiraan\/","title":{"rendered":"Hawlgal lagu burburiyey fariisimo ay cadawga kulahaayeen deegaanka Afcad ee gobolka Hiiraan"},"content":{"rendered":"<div class=\"xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Jalalaqsi\u00a0 (SONNA): Abaanduulha Guutada 26-aad Cali bin Abii-daalib Cabduqaadir Cali Nuur oo ka soo amba baxay degmada Maxaas ayaa soo gaaray deegaanka Afcad oo hosyimada dagmada Jalalaqsi ee gobalka Hiiraan, u jeedka uu u yimid ayaa ahaa taliyaha iyo ciidanka in ay bur-buriyaan fariisimo ay cadawga kulahaayeen deegaanka Afcad dhankiisa Qoraxsin ee wabiga oo ay dadka deegaanka ka tacban waayeen waxaana lagu garaacay hoobiyayaal iyo qoryaha cul culus.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Khawarijta ayaa ku dhawaad lix malmood ku dhuumaaleysanayay dhulka howdka ah ee dhanka qoraxsin ayagona dadka shacabka ah u diidan iney beerahooda dalagyada ay ka gurtaan.<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jalalaqsi\u00a0 (SONNA): Abaanduulha Guutada 26-aad Cali bin Abii-daalib Cabduqaadir Cali Nuur oo ka soo amba baxay degmada Maxaas ayaa soo gaaray deegaanka Afcad oo hosyimada dagmada Jalalaqsi ee gobalka Hiiraan, u jeedka uu u yimid ayaa ahaa taliyaha iyo ciidanka in ay bur-buriyaan fariisimo ay cadawga kulahaayeen deegaanka Afcad dhankiisa Qoraxsin ee wabiga oo ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":499091,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-499090","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/499090","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=499090"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/499090\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":499092,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/499090\/revisions\/499092"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/499091"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=499090"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=499090"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=499090"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}