{"id":499069,"date":"2023-10-10T09:58:53","date_gmt":"2023-10-10T06:58:53","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=499069"},"modified":"2023-10-10T09:59:51","modified_gmt":"2023-10-10T06:59:51","slug":"in-ka-badan-700-oo-ruux-oo-ku-dhintay-duqeymaha-israaiil-ee-ka-socda-qaza","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/in-ka-badan-700-oo-ruux-oo-ku-dhintay-duqeymaha-israaiil-ee-ka-socda-qaza\/","title":{"rendered":"In ka badan 700 oo ruux oo ku dhintay duqeymaha Israa&#8217;iil ee ka socda Qaza"},"content":{"rendered":"<p>In ka badan 700 oo ruux oo rayid ah oo ay ku jiraan 140-caruur ah ayaa la sheegay in ay ku dhinteen \u00a0duqeymaha Israa\u2019iil,kadib kolkii ay go&#8217;doomiyeen deegaanka Gaza oo dadka ku nool ay u baahan yihiin \u00a0cunto iyo shiidaal.<\/p>\n<p>Wasiirka Caafimaadka Falastiin ayaa dalbaday in la la sameeyo waddo nabdoon oo soo gasha Gaza si gargaarka caafimaad loo soo gaarsiiyo cisbitaalada halkaasi oo ay buux dhaafiyeen tiro dad ah oo aad u fara badan.<\/p>\n<p>Kooxda Xamas ayaa sheegtay in ay dili doonto dadka Israeli ee ay heystaan,haddii aysan joojin weerarada iyo duqeynaha ay ku hayaan dadka rayidka ah.<\/p>\n<p>\u201cWaa dambi dagaal marka loo eego qawaaniinta Qaramada Midoobay in dad rayid ah la go\u2019doomiyo si ay ugu dhintaan gaajo\u201d sarkaal u hadlay Falastiin ayaa yiri.<\/p>\n<p>Dagaalka u dhaxeeyay Israa&#8217;iil iyo Falastiin ayaa bilowday maalinimadii Sabtida ee la soo dhaaafay, waxaanna tirade dhimashada Israa;iil ay mareysaa 900 oo qof,iyadoo colaadaha cusub ay dabajoogaan ciidanka Yuhuudda oo sanadihii u dambeeyay \u00a0geystay falal xasuuq ah oo ka dhan ah dadka Falastiin iyo in ay mamnuucaan ama xoog ku galaan goobaha barakeysan sida Masjidka Al-Aqsa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>In ka badan 700 oo ruux oo rayid ah oo ay ku jiraan 140-caruur ah ayaa la sheegay in ay ku dhinteen \u00a0duqeymaha Israa\u2019iil,kadib kolkii ay go&#8217;doomiyeen deegaanka Gaza oo dadka ku nool ay u baahan yihiin \u00a0cunto iyo shiidaal. Wasiirka Caafimaadka Falastiin ayaa dalbaday in la la sameeyo waddo nabdoon oo soo gasha Gaza [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":499070,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-499069","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/499069","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=499069"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/499069\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":499072,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/499069\/revisions\/499072"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/499070"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=499069"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=499069"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=499069"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}