{"id":499054,"date":"2023-10-09T17:29:26","date_gmt":"2023-10-09T14:29:26","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=499054"},"modified":"2023-10-09T17:29:26","modified_gmt":"2023-10-09T14:29:26","slug":"guddoomiyaha-hayadda-maareynta-musiiboyinka-oo-kulan-la-yeeshay-xigeenka-ergeyga-qm","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-hayadda-maareynta-musiiboyinka-oo-kulan-la-yeeshay-xigeenka-ergeyga-qm\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Hay&#8217;adda Maareynta Musiiboyinka oo kulan la yeeshay xigeenka ergeyga QM"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha hay&#8217;adda maareynta musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta xarunta dhexe ee SoDMA ku qaabilay ku xigeenka Ergeyga Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ahna Iskuduwaha Gargaarka Bini\u2019aadanimada George Conway.<\/p>\n<p>Kulankaan waxaa qayb ka ahaa guddoomiye ku xigeenka hay\u2019adda Maareynta Dr Axmed Cabdi Aadan, iyada oo looga hadlay Xaalada Roobka dayrta ee El-Ni\u00f1o, sida bulshada Soomaaliyeed looga digi lahaa madaama ay wadato Fatahaado iyo daadad culus.<\/p>\n<p>Sidoo kale kulanka ayaa laba mas\u2019uul waxa ay uga wada hadleen sidii goobaha laga xoreeey Khawaarijta gargaar loo gaarsiin lahaa gaarsiiyo, in ay kawada shaqeeyaan sidii gargaarka loogu talagalay dadka nugul u gaari la ahaa iyo Qodobo kale.<\/p>\n<p>Ku xigeenka Ergeyga xogahayaha guud Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa sidoo kale waxa uu booqday xarunta ka digista halis-wadareedka ee hay&#8217;adda maareynta Musiboyinka Qaranka SoDMA, isaga oo halkaas loogu sharaxay xaaalada roobka dayrta ee goboladda wadankeena ka curtay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha hay&#8217;adda maareynta musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta xarunta dhexe ee SoDMA ku qaabilay ku xigeenka Ergeyga Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ahna Iskuduwaha Gargaarka Bini\u2019aadanimada George Conway. Kulankaan waxaa qayb ka ahaa guddoomiye ku xigeenka hay\u2019adda Maareynta Dr Axmed Cabdi Aadan, iyada oo looga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":499055,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[886,94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-499054","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-environment","8":"category-gudaha","9":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/499054","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=499054"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/499054\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":499060,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/499054\/revisions\/499060"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/499055"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=499054"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=499054"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=499054"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}