{"id":499027,"date":"2023-10-09T13:31:25","date_gmt":"2023-10-09T10:31:25","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=499027"},"modified":"2023-10-09T13:31:25","modified_gmt":"2023-10-09T10:31:25","slug":"ciidanka-degaanka-xinlabi-oo-kala-wareegay-khawaarijta-gaari-u-sida-saanad-ciidan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-degaanka-xinlabi-oo-kala-wareegay-khawaarijta-gaari-u-sida-saanad-ciidan\/","title":{"rendered":"Ciidanka degaanka Xinlabi oo kala wareegay khawaarijta Gaari u sida Saanad Ciidan"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA);-Geesiyaasha Deegaanka ee ka hawlgalaya Xinlabi ayaa xalay hawlgal ka fuliyay meel u dhaw Deegaanka Dabagalo ayaa ku guulaystay in ay la wareegaan gaari Khawaarijta u sida Saanad.<\/p>\n<p>Ciidamadaan oo fuliyay hawlgal dhabbo gal ah ayaa gaariga kasoo qabtay meel 5 KM u jirta Deegaankaas oo ay ku suganyihiin Khawaarijtu.<\/p>\n<p>Hawlgalkaan oo dhacay xalay Saqdii dhexe ayaa lagu qabtay gaariga waxaana sidoo kale Ciidamada Shacabku ay soo qabteen Darawalkii Gaariga oo isku dayay in uu baxsado.<\/p>\n<p>Talaabadaan oo ahayd mid ku cusub Khawaarijta maadaama hawlgalka laga fuliyay gudahooda ayaa ku yimid wada shaqayn dhexmartay Shacabka iyo Wiilashooda geesiyaasha ah.<\/p>\n<p>Muddooyinkii danbe waxaa ay Ciidamada deegaanku xoojiyeen hawlgallo qorshaysan oo ay ka fulinayaan goobaha ay joogaan Khawaarijtu taas oo muujinaysa heerka dhiiranaanta ee geesiyasha deegaanka, kuwaas oo ka faa&#8217;iidaysanaya wada shaqaynta kala dhaxaysa Shacabka iyo aqoonta ay u leeyihiin dhulka maadaama ay iyagu udhasheen kuna dhasheen Dhulka halka Maleeshiyaadka Khawaarijtu ay u badanyihiin kuwa dool ah oo aan aqoon u lahayn deegaanka dadka Shacabka ahna ay kala tageen.<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_231009_132527_248.sdocx--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA);-Geesiyaasha Deegaanka ee ka hawlgalaya Xinlabi ayaa xalay hawlgal ka fuliyay meel u dhaw Deegaanka Dabagalo ayaa ku guulaystay in ay la wareegaan gaari Khawaarijta u sida Saanad. Ciidamadaan oo fuliyay hawlgal dhabbo gal ah ayaa gaariga kasoo qabtay meel 5 KM u jirta Deegaankaas oo ay ku suganyihiin Khawaarijtu. Hawlgalkaan oo dhacay xalay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":497477,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-499027","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/499027","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=499027"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/499027\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":499028,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/499027\/revisions\/499028"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/497477"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=499027"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=499027"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=499027"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}