{"id":498899,"date":"2023-10-08T10:37:46","date_gmt":"2023-10-08T07:37:46","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=498899"},"modified":"2023-10-08T10:38:56","modified_gmt":"2023-10-08T07:38:56","slug":"tiada-dhimashada-dhulgariirkii-ka-dhacay-afganistaan-o-gaartay-2000","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/tiada-dhimashada-dhulgariirkii-ka-dhacay-afganistaan-o-gaartay-2000\/","title":{"rendered":"Tirada dhimashada dhulgariirkii ka dhacay Afganistaan oo gaartay 2000"},"content":{"rendered":"<p>Tirada dadka ku dhintay dhulgariirrada xoogga badan ee galbeedka Afgaanistaan ayaa lagu qiyaasay 2000 oo qof, sida uu ka dhawaajiyay hoggaamiye sare oo ka tirsan Taliban .<\/p>\n<p>Suhail Shaheen, oo ah afhayeenka Taliban ee fadhigiisu yahay Qatar, ayaa Al Jazeera u sheegay in ay socdaan howlogurmad ah oo lagu badbaadinaayo dadka ku go\u2019doonsan burburka dhismayaasha hoostooda.<\/p>\n<p>Sarkaalkaasi ayaa sheegay in loo baahan yahay gurmad degdeg ah oo la garsiiyo dadka ku waxyeeloobay dhulgariirkaasi,wuxuuna ka codsaday ganacsatada gudaha iyo hay\u2019adaha samafalka inay u gurmadaan dadka dhibaateysan.<\/p>\n<p>Qaramada Midoobay ayaa goor dambe oo sabti ah sheegtay in tirada dhimashada ay gaareyso 320, , halka Bisha Cas ay sheegtay in 500 oo qof ay dhinteen.<\/p>\n<p>Dhulgariirkaan oo o cabirkiisu ahaa 6.3 ayaa ku dhuftay meel 40 km u jirta magaalada Herat oo dhacda waqooyi-galbeed,kaas oo saameeyay ilaa lix tuulo .<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Tirada dadka ku dhintay dhulgariirrada xoogga badan ee galbeedka Afgaanistaan ayaa lagu qiyaasay 2000 oo qof, sida uu ka dhawaajiyay hoggaamiye sare oo ka tirsan Taliban . Suhail Shaheen, oo ah afhayeenka Taliban ee fadhigiisu yahay Qatar, ayaa Al Jazeera u sheegay in ay socdaan howlogurmad ah oo lagu badbaadinaayo dadka ku go\u2019doonsan burburka dhismayaasha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":498901,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-498899","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/498899","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=498899"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/498899\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":498903,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/498899\/revisions\/498903"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/498901"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=498899"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=498899"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=498899"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}