{"id":498852,"date":"2023-10-07T10:56:34","date_gmt":"2023-10-07T07:56:34","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=498852"},"modified":"2023-10-07T11:05:37","modified_gmt":"2023-10-07T08:05:37","slug":"kooxda-xamaas-oo-qaadday-hawl-gal-ka-dhan-ah-israaiil","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/kooxda-xamaas-oo-qaadday-hawl-gal-ka-dhan-ah-israaiil\/","title":{"rendered":"Kooxda Xamaas oo Gantaalo ku Weerartay Israa\u2019iil"},"content":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya dhulka reer Falastiin ayaa sheegaya in kooxda Xamaas \u00a0ee maamusha marinka Gaza ee go&#8217;doonsan ay bilaabeen hawlgal loogu magac daray daadka Al-Aqsa oo lagu bartilmaameedsanaayo ciidanka Israa&#8217;iil ee xoogga ku heysta dhulka Falastiin<\/p>\n<p>Waxa la soo sheegayaa in ay jiraan khasaarooyin kala duwan oo gaaray dadka Israa\u2019iil,kadib markii kooxda Xamaas ay ku weeraareen kumanaan gantaallo ah.<\/p>\n<p>Militariga Israa&#8217;iil ayaa ku warramaya in kooxda Xamaas ee Gaza ay gudah u galeen deegaanada ay xoogga ku heystaan Yuhuudda,waxaana jira muuqaallo muujinaya dagaalyahanada oo afduub u haysta 35 ruux oo Israa\u2019iiliyiin ah.<\/p>\n<p>Ciidanka Israa\u2019iil ayaa sheegay in ay bilaabeen beegsiga Gaza, iyadoo wasiirka gaashaandhigga uu oggolaaday in loogu yeero ciidamada kaydka militariga.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya dhulka reer Falastiin ayaa sheegaya in kooxda Xamaas \u00a0ee maamusha marinka Gaza ee go&#8217;doonsan ay bilaabeen hawlgal loogu magac daray daadka Al-Aqsa oo lagu bartilmaameedsanaayo ciidanka Israa&#8217;iil ee xoogga ku heysta dhulka Falastiin Waxa la soo sheegayaa in ay jiraan khasaarooyin kala duwan oo gaaray dadka Israa\u2019iil,kadib markii kooxda Xamaas ay ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":498853,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-498852","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/498852","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=498852"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/498852\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":498857,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/498852\/revisions\/498857"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/498853"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=498852"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=498852"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=498852"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}