{"id":498846,"date":"2023-10-07T10:12:08","date_gmt":"2023-10-07T07:12:08","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=498846"},"modified":"2023-10-07T10:15:31","modified_gmt":"2023-10-07T07:15:31","slug":"machadka-sare-ee-daraasaadka-amniga-oo-qaadanaya-dufcadii-3-aad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/machadka-sare-ee-daraasaadka-amniga-oo-qaadanaya-dufcadii-3-aad\/","title":{"rendered":"Machadka Sare ee Daraasaadka Amniga oo qaadanaya Dufcadii 3-Aad"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Machadka Sare ee Daraasaadka Amniga oo ah hay\u2019ad tacliin sare oo xukuumi ah, looguna talagalay in uu soo saaro saraakiil iyo howlwadeenno leh aqoonta iyo xirfadaha sare ee looga baahan yahay hogoominta iyo horumarinta howlaha amniga qaranka soomaaliyeed waxa uu cidda daneyneysa ogeysiinayaa in uu furmay wajiga kowaad ee is diiwaangalinta barnaamijyada machadku bixiyo.<\/p>\n<p>Machadku waxa uu bixinayaa xilligan afar takhasus oo kala ah:<\/p>\n<p>\uf0a7 Dibloomada Sare ee Maamulka laamaha Amniga (Higher Diploma in Security Institutions Management)<br \/>\n\uf0a7 Dibloomada Sare ee Cilmiga Danbiyada (Higher Diploma in Criminology)<br \/>\n\uf0a7 Dibloomada Sare ee Daraasaadka Amniga (Higher Diploma in Security Studies)<br \/>\n\uf0a7 Dibloomada Sare ee Amniga Fikirka (Higher Diploma in Intellectual Security)<\/p>\n<p>Sidoo kale machadku waxa uu bixinayaa koorsooyin lagu baranaayo luqadaha English-ka iyo Carabiga oo ay bixinayaan macalimiin ajaanib ah oo si hufan loo soo xulay.<\/p>\n<p>Hadaba si aad u hesho faahfaahinta takhasusyada uu machadku bixinaayo ku dhufo\/guji linkigaan:https:\/\/bit.ly\/HAGAHADIIWAANGELNTAHISS.<\/p>\n<p>Si aad u marto wejiga kowaad ee is diiwaangalinta dibloomooyinka sare ku dhufo\/guji linkigaan:<\/p>\n<p>https:\/\/bit.ly\/DIPLOMAPROGRAMS<\/p>\n<p>Si aad isaga diiwaangaliso koorsooyinka luqadaha English-ka ama Carabiga ku dhufo\/guji linkigaan:<\/p>\n<p>https:\/\/bit.ly\/LANGUAGEPROGRAMS<\/p>\n<p>FG: Hadii aad qabto su\u2019aal ama aad dooneyso faahfaahin dheeri ah, fadlan fariin qoraal ah ku soo dir:<\/p>\n<p>WhatsApp: +252 61 1015024\/+252 61 1015020<br \/>\nama<br \/>\nEmail: admission@hiss.edu.so<\/p>\n<blockquote class=\"wp-embedded-content\" data-secret=\"XtG4YBF517\"><p><a href=\"https:\/\/hiss.edu.so\/\">Home<\/a><\/p><\/blockquote>\n<p><iframe loading=\"lazy\" class=\"wp-embedded-content\" sandbox=\"allow-scripts\" security=\"restricted\" style=\"position: absolute; clip: rect(1px, 1px, 1px, 1px);\" title=\"&#8220;Home&#8221; &#8212; HISS - The Higher Institute for Security Studies\" src=\"https:\/\/hiss.edu.so\/embed\/#?secret=oHC9sNjJ86#?secret=XtG4YBF517\" data-secret=\"XtG4YBF517\" width=\"600\" height=\"338\" frameborder=\"0\" marginwidth=\"0\" marginheight=\"0\" scrolling=\"no\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Machadka Sare ee Daraasaadka Amniga oo ah hay\u2019ad tacliin sare oo xukuumi ah, looguna talagalay in uu soo saaro saraakiil iyo howlwadeenno leh aqoonta iyo xirfadaha sare ee looga baahan yahay hogoominta iyo horumarinta howlaha amniga qaranka soomaaliyeed waxa uu cidda daneyneysa ogeysiinayaa in uu furmay wajiga kowaad ee is diiwaangalinta barnaamijyada machadku bixiyo. Machadku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":498847,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81,86],"tags":[],"class_list":{"0":"post-498846","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"category-waxbarashada"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/498846","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=498846"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/498846\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":498851,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/498846\/revisions\/498851"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/498847"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=498846"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=498846"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=498846"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}