{"id":498836,"date":"2023-10-06T18:49:20","date_gmt":"2023-10-06T15:49:20","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=498836"},"modified":"2023-10-06T18:52:46","modified_gmt":"2023-10-06T15:52:46","slug":"safiirka-soomaaliya-ee-dalka-ethiopia-oo-la-kulmay-danjirayaasha-tunisia-iyo-maraykanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/safiirka-soomaaliya-ee-dalka-ethiopia-oo-la-kulmay-danjirayaasha-tunisia-iyo-maraykanka\/","title":{"rendered":"Safiirka Soomaaliya ee dalka Ethiopia oo La Kulmay Danjirayaasha Tunisia iyo Maraykanka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):-Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Ethiopia oo La Kulmay Danjirayaasha Tunisia iyo Maraykanka ee Ethiopia.<\/p>\n<p>Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Ethiopia Mudane Cabdullaahi Maxamed Warfaa ayaa kulamo miro dhal ah Addis Ababa kula yeeshay safiirada dalalka Tunusia iyo Maraykanka ee dalkan Ethiopia, waxayna ka wada hadleen xoojinta xiriirka ka dhexeeya Soomaaliya iyo dalalkaas.<\/p>\n<p>Ambassador Abdelhamid Gharbi oo ah safiirka Tunusia ee Ethiopia ayaa sheegay in Dawladdiisu ay diyaar u tahay garab istaagga Soomaaliya, isagoo tilmaamay in ay Dawladda Soomaaliya ugu deeqayaan fursado deeqo Waxbarasho oo heer jaamacadeed ah.<\/p>\n<p>Dhanka kale Ambassador Warfaa waxa uu kulan baaxad weyn la qaatay ku simaha Danjiraha Maraykanka ee dalka Ethiopia Mudane Mikael Cleverley, iyagoo isku afgartay in Dawladda Maraykanku ay sii xoojiso wada shaqaynta iyo garab istaaga ay la leedahay Jamhuuriyadda Soomaaliya.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-498838\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/IMG-20231006-WA0001-918x1024.jpg\" alt=\"\" width=\"918\" height=\"1024\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/IMG-20231006-WA0001-918x1024.jpg 918w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/IMG-20231006-WA0001-269x300.jpg 269w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/IMG-20231006-WA0001-768x857.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/IMG-20231006-WA0001-860x960.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/IMG-20231006-WA0001.jpg 968w\" sizes=\"auto, (max-width: 918px) 100vw, 918px\" \/><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-498837\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/IMG-20231006-WA0000.jpg\" alt=\"\" width=\"762\" height=\"849\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/IMG-20231006-WA0000.jpg 762w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/IMG-20231006-WA0000-269x300.jpg 269w\" sizes=\"auto, (max-width: 762px) 100vw, 762px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):-Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Ethiopia oo La Kulmay Danjirayaasha Tunisia iyo Maraykanka ee Ethiopia. Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Ethiopia Mudane Cabdullaahi Maxamed Warfaa ayaa kulamo miro dhal ah Addis Ababa kula yeeshay safiirada dalalka Tunusia iyo Maraykanka ee dalkan Ethiopia, waxayna ka wada hadleen xoojinta xiriirka ka dhexeeya Soomaaliya iyo dalalkaas. Ambassador [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":52,"featured_media":498844,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-498836","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/498836","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/52"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=498836"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/498836\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":498843,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/498836\/revisions\/498843"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/498844"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=498836"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=498836"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=498836"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}