{"id":498823,"date":"2023-10-06T11:21:22","date_gmt":"2023-10-06T08:21:22","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=498823"},"modified":"2023-10-06T11:21:22","modified_gmt":"2023-10-06T08:21:22","slug":"ciidanka-xoogga-oo-sh-dhexe-ka-fuliyay-howlgal-lagu-sifeynayo-khawaarijta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-oo-sh-dhexe-ka-fuliyay-howlgal-lagu-sifeynayo-khawaarijta\/","title":{"rendered":"Ciidanka Xoogga oo SH\/Dhexe ka fuliyay howlgal lagu sifeynayo khawaarijta"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada Xoogga ee ku sugan Gobolka Sh\/Dhexe iyo kuwa madaniga ah ayaa howlgal lagu sifeynayo khawaarijta ka fuliyay aagga deegaanka Ciid-Ciidka oo hoostaga deegaanka Cali Fooldheere.<\/p>\n<p>Ciidanka Xoogga ee ka howlgala deegaanada u dhaxeeya Alkowsat iyo Cali Fooldheere ayaa warku intaa ku daray in howlgaladii ugu dambeeyay ay ku dilee 20 ka tirsan kooxaha nabad0diidka ah.<\/p>\n<p>Taliyaha ciidanka hal qof iyo hal rasaas Cali Cabdi Ciise ayaa sheegay in lagu guuleystay burburinta saldhigyada khawaarijta ay ku lahaayeen dhulka howdka ah ee deegaanka Ciid-Ciidka.<\/p>\n<p>Tiro aad u badan oo khawaarij ah ayaa lagu dilay dhulka howdka ah ee ku dhow wabiga Shabeelle,kadib markii ay isku dayeen in ay ka soo tallaabaadan halkaasi.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Xoogga ee ku sugan Gobolka Sh\/Dhexe iyo kuwa madaniga ah ayaa howlgal lagu sifeynayo khawaarijta ka fuliyay aagga deegaanka Ciid-Ciidka oo hoostaga deegaanka Cali Fooldheere. Ciidanka Xoogga ee ka howlgala deegaanada u dhaxeeya Alkowsat iyo Cali Fooldheere ayaa warku intaa ku daray in howlgaladii ugu dambeeyay ay ku dilee 20 ka tirsan kooxaha nabad0diidka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":498824,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-498823","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/498823","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=498823"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/498823\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":498825,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/498823\/revisions\/498825"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/498824"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=498823"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=498823"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=498823"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}