{"id":498780,"date":"2023-10-05T10:37:20","date_gmt":"2023-10-05T07:37:20","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=498780"},"modified":"2023-10-05T10:38:59","modified_gmt":"2023-10-05T07:38:59","slug":"xildhibaan-marwa-cabdi-bashiir-oo-la-kulantay-xoghayaha-guud-ee-midowga-baarlamaanka-aduunka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xildhibaan-marwa-cabdi-bashiir-oo-la-kulantay-xoghayaha-guud-ee-midowga-baarlamaanka-aduunka\/","title":{"rendered":"Xildhibaan Marwa Cabdi  oo la kulantay \u00a0Xoghayaha guud ee midowga Baarlamaanka Adduunka"},"content":{"rendered":"<p>Geneva(SONNA):-Xilidhibaan Marwa Cabdi Bashiir ayaa kulan kula \u00a0yeelatay magaaladda \u00a0Geneva Xoghayaha Guud ee Midowga Baarlamaanka Aduunka Mr. Martin Chungong.<\/p>\n<p>Marwa Cabdi Bashiir \u00a0iyo Xoghayaha Guud ee Midowga Baarlamaanka Aduunka \u00a0ayaa ka wada hadlay \u00a0xoojinta iskaashiga wadajirka ah \u00a0gaar ahaan doorasharad Guddoonka Midowga Baarlamaanka Adduunka oo lagu wado in ay ka dhacdo bishaan October, dalka Angola.<\/p>\n<p>Xoghayaha Guud Mr. Martin Chungong \u00a0ayaa \u00a0\u00a0Marwa Cabdi Bashiir uga warbixiyay \u00a0halka ay marayaan diyaar garowga iyo dib u eegista qorshaha shaqo ee howlaha mustaqbalka ee Midowga Baarlamaannada Adduunka.<\/p>\n<p>xilka Madaxweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka ayaa waxa \u00a0u sharaxan afar dowladood oo Afirka oo \u00a0kala ah Soomaaliya, Tanzaaniya ,Senegal, Malawi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Geneva(SONNA):-Xilidhibaan Marwa Cabdi Bashiir ayaa kulan kula \u00a0yeelatay magaaladda \u00a0Geneva Xoghayaha Guud ee Midowga Baarlamaanka Aduunka Mr. Martin Chungong. Marwa Cabdi Bashiir \u00a0iyo Xoghayaha Guud ee Midowga Baarlamaanka Aduunka \u00a0ayaa ka wada hadlay \u00a0xoojinta iskaashiga wadajirka ah \u00a0gaar ahaan doorasharad Guddoonka Midowga Baarlamaanka Adduunka oo lagu wado in ay ka dhacdo bishaan October, dalka Angola. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":498781,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-498780","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/498780","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=498780"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/498780\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":498783,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/498780\/revisions\/498783"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/498781"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=498780"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=498780"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=498780"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}