{"id":498765,"date":"2023-10-04T15:38:47","date_gmt":"2023-10-04T12:38:47","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=498765"},"modified":"2023-10-04T15:41:51","modified_gmt":"2023-10-04T12:41:51","slug":"dhagar-qabe-ka-tirsanaa-khawaarijta-oo-isu-dhibay-ciidanka-xoogga-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dhagar-qabe-ka-tirsanaa-khawaarijta-oo-isu-dhibay-ciidanka-xoogga-dalka\/","title":{"rendered":"Dhagar qabe ka tirsanaa khawaarijta oo isu dhibay ciidanka xoogga dalka"},"content":{"rendered":"<p>Baydhabo-(SONNA)-Isxaaq Aadan Shuceyb (Cumraani ) ayaa maanta isku soo dhiibey qeybta 60-aad, gaar ahaan Ururka 46-aad ee uu fadhigoodu yahay degaanka Goof-gaduud buureey ee gobolka Baay.<\/p>\n<p>Isaaq Aaden ayaa Tababar kusoo qaatey degmada jilib Ee gobalka Jubbada dhaxe, wuxuuna ka tirsanaa waxa ay khawaarijta ugu yeeraan qaybta jabhadaha, isagoo la shaqaynayay muddo laba sano ah.<\/p>\n<p>Cumraani ayaa ugu dhallinyaradii saaxiibada ay ahaayeen ee ku haray khawaarijta ugu baaqay in ay isaga soo tagaan dhagarta ay argagixisadu ku hayaan da\u2019yarta Soomaaliyeed.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-498767 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/ISAAQ.jpg\" alt=\"\" width=\"765\" height=\"1020\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/ISAAQ.jpg 765w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/ISAAQ-225x300.jpg 225w\" sizes=\"auto, (max-width: 765px) 100vw, 765px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-498766 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/ISAAQ1.jpg\" alt=\"\" width=\"765\" height=\"1020\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/ISAAQ1.jpg 765w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/ISAAQ1-225x300.jpg 225w\" sizes=\"auto, (max-width: 765px) 100vw, 765px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baydhabo-(SONNA)-Isxaaq Aadan Shuceyb (Cumraani ) ayaa maanta isku soo dhiibey qeybta 60-aad, gaar ahaan Ururka 46-aad ee uu fadhigoodu yahay degaanka Goof-gaduud buureey ee gobolka Baay. Isaaq Aaden ayaa Tababar kusoo qaatey degmada jilib Ee gobalka Jubbada dhaxe, wuxuuna ka tirsanaa waxa ay khawaarijta ugu yeeraan qaybta jabhadaha, isagoo la shaqaynayay muddo laba sano ah. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":498770,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-498765","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/498765","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=498765"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/498765\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":498768,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/498765\/revisions\/498768"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/498770"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=498765"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=498765"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=498765"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}