{"id":498707,"date":"2023-10-04T08:34:15","date_gmt":"2023-10-04T05:34:15","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=498707"},"modified":"2023-10-04T08:34:29","modified_gmt":"2023-10-04T05:34:29","slug":"soomaaliya-oo-masar-kaga-qayb-galaysa-shirka-wada-tashiga-ee-horumarinta-shaqada-hufan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/soomaaliya-oo-masar-kaga-qayb-galaysa-shirka-wada-tashiga-ee-horumarinta-shaqada-hufan\/","title":{"rendered":"Soomaaliya oo Masar kaga qayb galaysa shirka wada tashiga ee horumarinta Shaqada hufan"},"content":{"rendered":"<p>Qaahira-(SONNA)-Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya ayaa gaaray magaalada Qaahira ee dalka Masar si uu uga qeyb galo shirka wada tashiga ee horumarinta Shaqada hufan (Decent Work).<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Maxamed Cilmi\u00a0 Ibraahim oo booqasho ku jooga magaalada Qaahira ayaa kulan gaar ah la qaatay\u00a0 Mudane Alexio Musindo Agaasimaha Xafiiska ILO ee dalalka Somalia, Ethiopia, Djibouti,\u00a0 Sudan iyo South Sudan, ahna wakiilka gaarka ah ee AU iyo ECA ee dhanka Shaqada.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa waxaa goob joog ka ahaa mas\u2019uuliyiin ka kala socday labada dhinac oo uu ka mid ahaa Mudane Mahdi Maxamuud Cali oo ah La-taliyaha Sare ee MOLSA, Marwo Sucaad Cabdullaahi Macallin Agaasimaha Waaxda Sharciyada iyo Xiriirka Shaqada ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada iyo Fatuxa Cabdullaahi Ciise La-taliye\u00a0 Arrimaha Bulshada ee Wasaaradda, ayaa ka wada hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin siyaabaha kor loogu qaadi karo iskaashiga ka dhexeeya ILO iyo Soomaaliya ee dhinacyada Shaqada iyo Horumarinta Bulshada.<\/p>\n<p>Wasiir Dr. Maxamed Cilmi Ibraahim ayaa sheegay in kulankan uu yahay mid lagu xoojinayo xiriirka labada dhinac, wuxuuna sidoo sheegay in hay\u2019adda ILO uu ka helay ballan qaad la xiriira\u00a0 dhammaan dhinacyada u baahan in Soomaaliya laga taageero sida dhanka ilaalinta Bulshada iyo horumarinta shaqo hufan (Decent Work) iyo tayenyta horumarka shaqaalaha hay&#8217;adaha dawladda iyo kuwa gaarka loo leeyahay.<\/p>\n<p>Booqashada Wasiirka iyo wafdigiisa ay ku tageen dalka Masar ayaa waxaa soo qaban qaabiyay xafiiska (ILO Cairo) ee Dalka Masar si ay uga wada hadlaan arrimaha iskaashiga.<\/p>\n<p>Masuuliyiinta Labada dhinac ayaa isku raacay in la sii wado wadatashiga iyo isku xirnaanta labada dhinac si loo gaaro danaha horumarineed ee Bulshada Soomaaliyeed.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-498710 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Shaqa-1.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"728\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Shaqa-1.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Shaqa-1-300x228.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Shaqa-1-768x582.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/Shaqa-1-860x652.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-498709 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/shaqa2.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"725\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/shaqa2.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/shaqa2-300x201.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/shaqa2-1024x687.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/shaqa2-768x516.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/shaqa2-860x577.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-498708 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/shaqa3.jpg\" alt=\"\" width=\"905\" height=\"850\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/shaqa3.jpg 905w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/shaqa3-300x282.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/shaqa3-768x721.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/shaqa3-860x808.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 905px) 100vw, 905px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaahira-(SONNA)-Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya ayaa gaaray magaalada Qaahira ee dalka Masar si uu uga qeyb galo shirka wada tashiga ee horumarinta Shaqada hufan (Decent Work). Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Maxamed Cilmi\u00a0 Ibraahim oo booqasho ku jooga magaalada Qaahira ayaa kulan gaar ah la qaatay\u00a0 Mudane Alexio [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":498709,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-498707","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/498707","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=498707"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/498707\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":498711,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/498707\/revisions\/498711"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/498709"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=498707"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=498707"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=498707"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}