{"id":498693,"date":"2023-10-03T18:52:24","date_gmt":"2023-10-03T15:52:24","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=498693"},"modified":"2023-10-03T18:52:24","modified_gmt":"2023-10-03T15:52:24","slug":"xubin-ka-tirsan-khawaarijta-oo-isu-soo-dhiibay-ciidanka-xoogga-dalka-ee-ku-sugan-jubbada-hoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xubin-ka-tirsan-khawaarijta-oo-isu-soo-dhiibay-ciidanka-xoogga-dalka-ee-ku-sugan-jubbada-hoose\/","title":{"rendered":"Xubin ka tirsan Khawaarijta oo isu soo dhiibay ciidanka xoogga dalka ee ku sugan  Jubbada hoose."},"content":{"rendered":"<p>Kismaayo (SONNA): Maxamed Cumar Maxamed oo ka tirsanaa maleeshiyaadka Khawaarijta ayaa isu soo dhiibay ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ee ku sugan degaanka Baar-sanguuni ee gobolka Jubbada hoose.<\/p>\n<p>Maxamed Cumar ayaa ka tirsanaa maleeshiyaadka kooxda Khawaarijta ee degmada Jamaame iyo nawaaxigeeda<\/p>\n<p>Guutada 11-aad Qeybta 43-aad ee XDS ayaa Maxamed oo ay eryanayaan maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta ka dhiciyey islamarkaasna ka badbaadiyay, soona dhoweeyey.<\/p>\n<p>Maxamed Cumar Maxamed ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay in Khawaarijta ay ka xaysteen isagoo 8-jir haatan dadiisu ay tahay 21-sano jir<\/p>\n<p>Wuxuuna intaasi ku daray kadib markii uu arkay dhagarta iyo dhibta joogtada ah ee khawaarijta iyo howlgalada ciidanka Xds kawadaan dalka uu go&#8217;aansaday inuu kasoo baxsado khawaarijta isuna soo dhiibo Ciidanka Xds<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kismaayo (SONNA): Maxamed Cumar Maxamed oo ka tirsanaa maleeshiyaadka Khawaarijta ayaa isu soo dhiibay ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ee ku sugan degaanka Baar-sanguuni ee gobolka Jubbada hoose. Maxamed Cumar ayaa ka tirsanaa maleeshiyaadka kooxda Khawaarijta ee degmada Jamaame iyo nawaaxigeeda Guutada 11-aad Qeybta 43-aad ee XDS ayaa Maxamed oo ay eryanayaan maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":498694,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-498693","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/498693","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=498693"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/498693\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":498695,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/498693\/revisions\/498695"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/498694"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=498693"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=498693"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=498693"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}