{"id":498669,"date":"2023-10-03T11:31:01","date_gmt":"2023-10-03T08:31:01","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=498669"},"modified":"2023-10-03T11:31:01","modified_gmt":"2023-10-03T08:31:01","slug":"wasiirka-warfaafinta-xfs-iyo-wafdi-uu-hoggaaminayo-oo-gaaray-magaalada-baydhabo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-warfaafinta-xfs-iyo-wafdi-uu-hoggaaminayo-oo-gaaray-magaalada-baydhabo\/","title":{"rendered":"Wasiirka Warfaafinta XFS iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo"},"content":{"rendered":"<p>Baydhabo-(SONNA)-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS mudane Daa\u2019uud Aweys Jaamac iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta KMG Maamulka Koonfur Galbeed,waxaana Garoonka diyaaradaha shaati-Gauddud ku soodhaweeyey Wasiiirro,Xildhibaano iyo Saraakiil katirsan Maamulka KGS.<\/p>\n<p>Wafdiga Wasiirka waxaa qayb ka ah Wasiirada Warfaafinta dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Agaasinka Warfaafinta Gobolka Banaadir iyo Masuuliyiin kale.<\/p>\n<p>Ujeedka Safarka Wasiirka ee Baydhabo ayaa ah ka qeybgalka shir wadatashi ah oo Wasiirada Warfaafinta dowladda Federaalka kuwa dowladd Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir OO Magaaladaas uga furmaya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baydhabo-(SONNA)-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS mudane Daa\u2019uud Aweys Jaamac iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta KMG Maamulka Koonfur Galbeed,waxaana Garoonka diyaaradaha shaati-Gauddud ku soodhaweeyey Wasiiirro,Xildhibaano iyo Saraakiil katirsan Maamulka KGS. Wafdiga Wasiirka waxaa qayb ka ah Wasiirada Warfaafinta dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":498670,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-498669","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/498669","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=498669"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/498669\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":498671,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/498669\/revisions\/498671"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/498670"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=498669"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=498669"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=498669"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}