{"id":498664,"date":"2023-10-03T11:26:43","date_gmt":"2023-10-03T08:26:43","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=498664"},"modified":"2023-10-03T11:27:42","modified_gmt":"2023-10-03T08:27:42","slug":"ciidanka-xoogga-iyo-saaxiibbada-caalamka-oo-duqayn-ka-fuliyay-buaale","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-iyo-saaxiibbada-caalamka-oo-duqayn-ka-fuliyay-buaale\/","title":{"rendered":"Ciidanka xoogga iyo saaxiibbada caalamiga oo duqayn ka fuliyay Bu&#8217;aale"},"content":{"rendered":"<p>Bu&#8217;aale-(SONNA)-Xalay abbaare Sideeddii fiidnimo ayaa duqeymo dhanka Cirka lala beegsaday seddex saldhig oo malleeshiyaadka Khawaarijta ku lahaayeen Degmada Bu&#8217;aale ee gobolka Jubbada Dhexe.<br \/>\nDuqeeynta ayaa waxaa iska kaashaday Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Sasxiibbadooda Calaamaka.<\/p>\n<p>Sedexda goob ee duqeynta ka dhacdey ayaa waxaa kamid ah.<\/p>\n<p>1-Dhismaha xarunta. degmada.<\/p>\n<p>2- Xero Tababar oo maleeshiyaadka khawaarijta ku lahaayeen Duleedka Bu&#8217;aale aaga masjidka dabaqa.<\/p>\n<p>3-Dhismo ku yaallo Buundada Bu&#8217;aale ee malleeshiyaadka khawaarijtu ay ku shirayeen.<\/p>\n<p>Waxaa jiro qasaaro xoogan oo isugu jiro dhimasho iyo dhawac oo la gaarsiiyay horjoogayaasha iyo malleeshiyaadka Khawaarijta.<\/p>\n<p>Maalmihii ugu dambeeyay maleeshiyaadka khawaarijta waxay bilaabeen inay gaadiidka kala dagaan dhalinyaradda safarka ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Bu&#8217;aale-(SONNA)-Xalay abbaare Sideeddii fiidnimo ayaa duqeymo dhanka Cirka lala beegsaday seddex saldhig oo malleeshiyaadka Khawaarijta ku lahaayeen Degmada Bu&#8217;aale ee gobolka Jubbada Dhexe. Duqeeynta ayaa waxaa iska kaashaday Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Sasxiibbadooda Calaamaka. Sedexda goob ee duqeynta ka dhacdey ayaa waxaa kamid ah. 1-Dhismaha xarunta. degmada. 2- Xero Tababar oo maleeshiyaadka khawaarijta ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":498665,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-498664","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/498664","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=498664"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/498664\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":498668,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/498664\/revisions\/498668"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/498665"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=498664"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=498664"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=498664"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}