{"id":498634,"date":"2023-10-02T16:08:05","date_gmt":"2023-10-02T13:08:05","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=498634"},"modified":"2023-10-02T16:11:51","modified_gmt":"2023-10-02T13:11:51","slug":"chelsea-oo-caawa-la-ciyaari-doonta-kooxda-kala-dhisan-galbeedka-london-ee-fulham","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/chelsea-oo-caawa-la-ciyaari-doonta-kooxda-kala-dhisan-galbeedka-london-ee-fulham\/","title":{"rendered":"Chelsea oo caawa la ciyaari doonta kooxda kala dhisan galbeedka London ee Fulham"},"content":{"rendered":"<p>London(SONNA):- Kooxda kubadda cagta ee Chelsea ayaa caawa tobanka fiidnimo la ciyaari doonta kooxda Fulham, xili ay wajahayso xaalad tii ugu adkeyd waayaha kooxda Chelsea soo marta, iyadoo lixdii kulan ay dheeshay saddex kamid ah ay guuldareysatay, labo kamid ahna ay bar bardhac gashay hal marna ay guuleysatay.<\/p>\n<p>Waa kulankii 7aad ee kooxda kubbadda cagta Chelsea ay dheeleyso welina iyada oo ay wajahaysa caqabado xaga dhaawacyada ah\u00a0 oo ay uga maqanyihiin ku dhawaad 10 ciyaaryahan, uu ka mid yahay kabtanka kooxda Reece James iyo weeraryahanka kooxda Nicolas jackson oo ganaaxan.<\/p>\n<p>&#8220;Ma garanayo weeraryahanka uu ku soo bilaaban doono Mauricio (Pochettino) laakiin tayo ayay leeyihiin dhammaan ciyaartoydiisa.\u00a0 Waxay noqon doontaa ciyaar naga dalban doonta abaabul wanaagsan,\u201d sida uu yiri Marco Silva tababaraha Fulham.<\/p>\n<p>Kooxda Chelsea ayaa xilli ciyaaredkaan hada lagu jiro ku qarash gareysay suuqa kala iibsiga ciyaartoyda\u00a0\u00a0 lacag\u00a0 dhan\u00a0 \u00a3401.1 million, xilli Tababaraha kooxda uu cadaadis adag kala kulmi kara taageerayaasha kooxda haddii ay caawa ka badiso Fulham.<\/p>\n<p><strong>WQ: Sakariye Cabdixakiin Maxamed<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>London(SONNA):- Kooxda kubadda cagta ee Chelsea ayaa caawa tobanka fiidnimo la ciyaari doonta kooxda Fulham, xili ay wajahayso xaalad tii ugu adkeyd waayaha kooxda Chelsea soo marta, iyadoo lixdii kulan ay dheeshay saddex kamid ah ay guuldareysatay, labo kamid ahna ay bar bardhac gashay hal marna ay guuleysatay. Waa kulankii 7aad ee kooxda kubbadda cagta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":498635,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[85],"tags":[],"class_list":{"0":"post-498634","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-ciyaaraha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/498634","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=498634"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/498634\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":498638,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/498634\/revisions\/498638"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/498635"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=498634"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=498634"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=498634"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}