{"id":498612,"date":"2023-10-02T13:11:17","date_gmt":"2023-10-02T10:11:17","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=498612"},"modified":"2023-10-02T13:26:24","modified_gmt":"2023-10-02T10:26:24","slug":"raiisul-wasaaraha-xfs-oo-xafiiskiisa-ku-qaabiley-danjiraha-dowladda-imaaraadka-carabta-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaaraha-xfs-oo-xafiiskiisa-ku-qaabiley-danjiraha-dowladda-imaaraadka-carabta-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaaraha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka dowladda Imaaraadka carabta u fadhiya Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley Danjiraha Dowladda Isku-tagga Imaaraadka Carabta ee\u00a0 <strong>Soomaaliya,<\/strong> Axmed Juma Al Rumaithi, iyagoo ka wada hadlay xiriirka iskaashi ee ka dhexeeya labada dal iyo sidii loo sii joogteyn lahaa.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa ayaa Dowladda Imaaraadka uga mahadceliyey taageerada dhinacyada badan ee ay u fidiso Soomaaliya, gaar ahaan dhanka amniga, horumarinta dhaqaalaha iyo arrimaha bini\u2019aadamnimada.<\/p>\n<p>Danjire Al Rumaithi ayaa mahadcelin ka dib, wuxuu Xukuumadda #Danqaran ku bogaadiyey horumarrada ay ka sameysay dhinacyada sugidda amniga iyo dowlad wanaagga, wuxuuna adkeeyey sida ay Imaaraadka uga go\u2019an tahay sii joogteynta taageerada uu siiyo Soomaliya.<\/p>\n<p>Danjire Al Rumaithi ayaa ugu dambeyntii Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa soo gaarsiiyey casuumaadda shirka isbeddelka cimilada ee COP 28 oo ka dhacaya dalka Imaaraadka bisha\u00a0 DECEMBER 2023.<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_231002_131301_075.sdocx--><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-498613\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/FB_IMG_1696241474655-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/FB_IMG_1696241474655-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/FB_IMG_1696241474655-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/FB_IMG_1696241474655-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/FB_IMG_1696241474655-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/FB_IMG_1696241474655.jpg 720w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-498614\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/FB_IMG_1696241472330-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/FB_IMG_1696241472330-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/FB_IMG_1696241472330-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/FB_IMG_1696241472330-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/FB_IMG_1696241472330-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/FB_IMG_1696241472330.jpg 720w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley Danjiraha Dowladda Isku-tagga Imaaraadka Carabta ee\u00a0 Soomaaliya, Axmed Juma Al Rumaithi, iyagoo ka wada hadlay xiriirka iskaashi ee ka dhexeeya labada dal iyo sidii loo sii joogteyn lahaa. Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa ayaa Dowladda Imaaraadka uga mahadceliyey taageerada dhinacyada badan ee ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":498613,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-498612","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/498612","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=498612"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/498612\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":498617,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/498612\/revisions\/498617"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/498613"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=498612"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=498612"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=498612"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}