{"id":498594,"date":"2023-10-02T10:50:24","date_gmt":"2023-10-02T07:50:24","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=498594"},"modified":"2023-10-02T10:52:09","modified_gmt":"2023-10-02T07:52:09","slug":"guddoomiyaha-gobolka-banaadir-oo-ka-tacsiyeeya-geerida-duqii-hore-ee-magaalada-muqdisho-marxuum-cali-ugaas-cabdulle","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-gobolka-banaadir-oo-ka-tacsiyeeya-geerida-duqii-hore-ee-magaalada-muqdisho-marxuum-cali-ugaas-cabdulle\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo ka tacsiyeeyay geerida Duqii hore ee Muqdisho Marxuum Cali Ugaas Cabdulle"},"content":{"rendered":"<p>Muqdiaho(SONNA):-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa tacsi u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Allaha u naxriisto Duqii hore ee Magaalada Muqdisho Marxuum Cali Ugaas Cabdulle.<\/p>\n<p>Duqa Magaalada Muqdisho ayaa tilmaamay in Marxuumka uu kaalin weyn kasoo qaatay Nabadeynta, isku keenida ummada Soomaaliyeed iyo dib u yagleelida Dowlad-dhiska Soomaaliya. Asigoona eebe ugu baryay Marxuumka in uu jannaddi fardowso ka waraabiyo.<\/p>\n<p>Allaha u naxariisto Cali Ugaas Cabdulle ayaa Duqa Magaalada Muqdisho noqday sanadihii 1987-1990 dowladdii Kacaanka.<br \/>\n<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_231002_105336_925.sdocx--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdiaho(SONNA):-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa tacsi u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Allaha u naxriisto Duqii hore ee Magaalada Muqdisho Marxuum Cali Ugaas Cabdulle. Duqa Magaalada Muqdisho ayaa tilmaamay in Marxuumka uu kaalin weyn kasoo qaatay Nabadeynta, isku keenida ummada Soomaaliyeed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":498595,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-498594","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/498594","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=498594"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/498594\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":498598,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/498594\/revisions\/498598"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/498595"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=498594"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=498594"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=498594"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}