{"id":498552,"date":"2023-10-01T13:22:08","date_gmt":"2023-10-01T10:22:08","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=498552"},"modified":"2023-10-01T13:22:08","modified_gmt":"2023-10-01T10:22:08","slug":"xafiiska-xeer-ilaaliyaha-guud-oo-racfaan-ka-qaatay-xukunnadii-dhawaan-ay-ridday-maxkamadda-gobolka-banaadir","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xafiiska-xeer-ilaaliyaha-guud-oo-racfaan-ka-qaatay-xukunnadii-dhawaan-ay-ridday-maxkamadda-gobolka-banaadir\/","title":{"rendered":"Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud oo racfaan ka qaatay xukunnadii dhawaan ay ridday Maxkamadda gobolka Banaadir"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa racfaan ka qaatay xukunnadii dhawaan ay ridday Maxkamadda gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Qoraal kasoo baxay xafiiska xeer ilaaliyah Guud ayaa u qornaa sidaan:-<\/p>\n<p>Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranku waxa uu Racfaan waafagsan Qodobadda 2010, 212, 213, 216, 227 XHCS, ka qaatay Xukunadda sumadoodu tahay MGB\/DDL\/488\/2023, MGB\/D DL\/O44\/2023, MGB\/DDL\/938\/2023, kuna taariikhaysan 28\/09\/2023, kana soo baxay Maxkamadda Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Xafiiska Xeer llaaliyaha Guud ee Qaranku waxa uu si hordhac ah u dhamaystiray habraaca Racfaan qaadashadiisa ee uu ka qaatay xukunadda sumadoodu sare ku xusan tahay, si waa faqsan Qod: 214 XHCS.<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_231001_132307_006.sdocx--><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-498553\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/IMG-20231001-WA0010-300x259.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"259\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/IMG-20231001-WA0010-300x259.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/IMG-20231001-WA0010-1024x884.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/IMG-20231001-WA0010-768x663.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/IMG-20231001-WA0010-1536x1327.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/IMG-20231001-WA0010-860x743.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/IMG-20231001-WA0010.jpg 1600w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa racfaan ka qaatay xukunnadii dhawaan ay ridday Maxkamadda gobolka Banaadir. Qoraal kasoo baxay xafiiska xeer ilaaliyah Guud ayaa u qornaa sidaan:- Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranku waxa uu Racfaan waafagsan Qodobadda 2010, 212, 213, 216, 227 XHCS, ka qaatay Xukunadda sumadoodu tahay MGB\/DDL\/488\/2023, MGB\/D DL\/O44\/2023, MGB\/DDL\/938\/2023, kuna [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":483450,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-498552","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/498552","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=498552"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/498552\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":498554,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/498552\/revisions\/498554"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/483450"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=498552"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=498552"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=498552"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}