{"id":498535,"date":"2023-10-01T10:17:28","date_gmt":"2023-10-01T07:17:28","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=498535"},"modified":"2023-10-01T10:21:21","modified_gmt":"2023-10-01T07:21:21","slug":"ciidamada-nabad-sugidda-oo-gacanta-ku-dhigay-dhagarqabe-ka-tirsan-khawaarijta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidamada-nabad-sugidda-oo-gacanta-ku-dhigay-dhagarqabe-ka-tirsan-khawaarijta\/","title":{"rendered":"Ciidanka Nabad-sugidda ee Gedo ka howlgala oo gacanta ku dhigay dhagarqabe ka tirsan Khawaarijta"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ciidamada Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee ka howlgala gobolka Gedo ayaa howlgal ay ka sameeyeen deegaanno hoos yimaada Degmada Luuq ku soo qabtey dhagar qabe Maxamed Cali Cismaan oo ka tirsanaa Khawaarijta, kaas oo ku howlanaa dhibaateynta Shacabka deegaankaas.<\/p>\n<p>Ciidamada ayaa qabtey isagoo wata mooto laba lugooleey, xili uu dadka beeraleyda ka qaadayey lacag baad ah.<\/p>\n<p>Dhagarqabahan\u00a0 ayaa kooxda uga biiray degaanka Ufuroow ee gobolka Baay.<\/p>\n<p>Ciidanka Qaranka ayaa wada howlgallo ka dhan ah khawaarijtaa.iyadoo ay howlgaladaa lagu soo qabatay Horjoogayaal iyo Maleeshiyaad badan oo katirsan khawaarijta.<\/p>\n<div id=\"gallery_1\" class=\"gallery galleryid-554203 gallery-columns-3 gallery-size-thumbnail\">\n<figure class=\"gallery-item\">\n<div class=\"gallery-icon landscape\"><\/div>\n<\/figure>\n<figure class=\"gallery-item\">\n<div class=\"gallery-icon landscape\"><\/div>\n<\/figure>\n<figure class=\"gallery-item\">\n<div class=\"gallery-icon landscape\"><\/div>\n<\/figure>\n<figure class=\"gallery-item\">\n<div class=\"gallery-icon landscape\"><\/div>\n<\/figure>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ciidamada Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee ka howlgala gobolka Gedo ayaa howlgal ay ka sameeyeen deegaanno hoos yimaada Degmada Luuq ku soo qabtey dhagar qabe Maxamed Cali Cismaan oo ka tirsanaa Khawaarijta, kaas oo ku howlanaa dhibaateynta Shacabka deegaankaas. Ciidamada ayaa qabtey isagoo wata mooto laba lugooleey, xili uu dadka beeraleyda ka qaadayey lacag baad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":498536,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-498535","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/498535","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=498535"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/498535\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":498540,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/498535\/revisions\/498540"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/498536"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=498535"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=498535"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=498535"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}