{"id":498363,"date":"2023-09-28T11:14:38","date_gmt":"2023-09-28T08:14:38","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=498363"},"modified":"2023-09-28T12:13:39","modified_gmt":"2023-09-28T09:13:39","slug":"maxkamadda-gobolka-banaadir-ayaa-xukuno-kala-duwaan-ku-riday-saraakiil-ka-tirsan-hayaddah-dowladda-oo-loo-haystay-musuq-maasuq","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maxkamadda-gobolka-banaadir-ayaa-xukuno-kala-duwaan-ku-riday-saraakiil-ka-tirsan-hayaddah-dowladda-oo-loo-haystay-musuq-maasuq\/","title":{"rendered":"Maxkamadda G\/Banaadir oo xukunno kala duwan ku riday Saraakiil ka tirsana hay\u2019adaha dowladda"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):-Maxkamadda Gobolka Banaadir qaybta ciqaabta Laanta tashiga ayaa ku dhawaaqaday xukunka kiis dacwadeedka ay Eedeysanayaasha ka ahayeen 11 sargaal oo ka kala howlgalayay qaar ka mid ah hay&#8217;adaha dowladda Soomaaliya kuwaas oo ay ku kala xukunta xukunno kala duwaan iyadoo qaar ka madi ahna xoriyadooda ay dib u heleen.<\/p>\n<p>Kiisaska dacwadeeda ayaa ku qotomay oo xiriir lalahaa Musuq-maasuq,lunsasho hanti dadweyne,lacag dhaqid iyo sido kale dayacaadda masuuliyadii loo igmaday.<\/p>\n<p>Xukunka maxkamada ayaa waxaa warbaahinta u akhiryay guddoomiyaha maxkamadda gobolka Banaadir waxaa ayna u dhacday sida tan:-<\/p>\n<p>Cabdullahi Maxmuud Cosoble ayeey maxkamadda ku xukuntay <strong>1-sano<\/strong> oo xabsi ah.<\/p>\n<p>Cumar Macalin Nuur Cali ayaa lagu xukumay<strong> 1-sano<\/strong> oo xabsi ah.<\/p>\n<p>Saabir Xasan Cabdi Nuur ayaa lagu xukumay <strong>3-sano iyo lix bilood<\/strong> oo xabsi ah.<\/p>\n<p>Cabdiraxmaan Cabdikariim Ibraahima, ayaa lagu xukumay <strong>9-sano<\/strong> oo xabsi ah iyo joojinta qabshada xaafiis dowladeed.<\/p>\n<p>Abuukar Maxamed Cali, ayaa lagu xukumay <strong>8-sano<\/strong> oo xabsi ah sidoo kale waxaa laga joojiyay shaqo qabashada shaqo dowladeed.<\/p>\n<p>Cabdiraxmaan Cabdikariim Ibraahima, ayaa lagu xukumay <strong>9-sano<\/strong> oo xabsi ah iyo joojinta qabshada xaafiis dowladeed.<\/p>\n<p>Abuukar Maxamed Cali, ayaa lagu xukumay <strong>8-sano<\/strong> oo xabsi ah sidoo kale waxaa laga joojiyay shaqo qabashada shaqo dowladeed.<\/p>\n<p>Maxamed Aadan Cabdullahi <strong>8-bilood<\/strong> oo xarig ah.<\/p>\n<p>Dhanka kale waxaa ay maxkamadda gobolka Banaadir xoriyadooda dib ugu celisay.<\/p>\n<p>Aadan Maxamed Cabdi ayeey Maxkamadda ku wayday dhammaan Eedaha loo haystay waxayna siisay xoriyadiisa maxkamada gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Cabdullaahi Maxamed Cali (Sultaan) ayaa isagaan waxaa ay dib ugu celisay xoriyadiisa oo ay wax danbi ah kuwayday maxkamada.<\/p>\n<p>Maxamed Cadde Muqtaar, waxaa ay ku xukuntay ayaa isagaan waxaa ay dib ugu celisay xoriyadiisa oo ay wax danbi ah kuwayday maxkamada.<\/p>\n<p>Cabdiwaaxid Muxsim Ibraahim,ayaa maxkamadda gobolka Banaadir dib ugu celisay xoriyadiisa isagoo maqane ah.<\/p>\n<p>Cabduqaadir Cabdi Socdaal ayaa isagana maxkamadda waxay dib ugu celisay xoriyadiisa.<\/p>\n<p>Waa markii ugu horeysay oo saraakiil lagu helay in ay ku dhaceen arrin la xiriirta Musuq-maasuq,lunsasho hanti dadweyne,lacag dhaqid iyo sido kale dayacaadda masuuliyadii loo igmaday ay maxkamadda gobolka Banaadir ku rido xukun nuucaan oo kale ah.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):-Maxkamadda Gobolka Banaadir qaybta ciqaabta Laanta tashiga ayaa ku dhawaaqaday xukunka kiis dacwadeedka ay Eedeysanayaasha ka ahayeen 11 sargaal oo ka kala howlgalayay qaar ka mid ah hay&#8217;adaha dowladda Soomaaliya kuwaas oo ay ku kala xukunta xukunno kala duwaan iyadoo qaar ka madi ahna xoriyadooda ay dib u heleen. Kiisaska dacwadeeda ayaa ku qotomay oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":52,"featured_media":498346,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-498363","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/498363","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/52"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=498363"}],"version-history":[{"count":15,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/498363\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":498386,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/498363\/revisions\/498386"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/498346"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=498363"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=498363"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=498363"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}