{"id":498182,"date":"2023-09-25T18:46:05","date_gmt":"2023-09-25T15:46:05","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=498182"},"modified":"2023-09-25T19:36:13","modified_gmt":"2023-09-25T16:36:13","slug":"masuuliyiin-ka-tirsan-dowladda-oo-kormeeray-ciidanka-koofurta-mudug-kula-dagaalamaya-khawaarijta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/masuuliyiin-ka-tirsan-dowladda-oo-kormeeray-ciidanka-koofurta-mudug-kula-dagaalamaya-khawaarijta\/","title":{"rendered":"Mas&#8217;uuliyiin ka tirsan dowladda oo kormeeray ciidanka koofurta Mudug kula dagaalamaya Khawaarijta"},"content":{"rendered":"<p>Xarardheere (SONNA) Wasiirada arrimaha gudaha, Kalluumaysiga, Xildhibaano ka Tirsan dowladda FS iyo Galmudug iyo masuuliyiin kale ayaa kormeer dhiirigalin ah ugu tagay ciidamada Khawaarijta kula dagaalamaya duleedka degaanka Shabeellow ee koonfurta Gobolka Mudug.<\/p>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Masuuliyiintaan heer Federaal iyo heer dowlad Goboleed ayaa saraakiisha ciidamada la qaatay kulan lagu gorfeeyey dagaalka lagula jiro Argagixisada, muddada loo qorsheeyey in degaanada Galmudug looga Ciribtiro, iyadoo ciidamada iyo Saraakiisha Hogaamineysa looga mahadceliyay jabkii ay gaarsiiyeen Khawaarijta.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Howlgalka ka socda Koonfurta Gobolka Mudug ayaa laga gaaray guulo ballaaran iyadoo laga xoreeyey degaano badan oo ka tirsan koonfurta Mudug.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xarardheere (SONNA) Wasiirada arrimaha gudaha, Kalluumaysiga, Xildhibaano ka Tirsan dowladda FS iyo Galmudug iyo masuuliyiin kale ayaa kormeer dhiirigalin ah ugu tagay ciidamada Khawaarijta kula dagaalamaya duleedka degaanka Shabeellow ee koonfurta Gobolka Mudug. Masuuliyiintaan heer Federaal iyo heer dowlad Goboleed ayaa saraakiisha ciidamada la qaatay kulan lagu gorfeeyey dagaalka lagula jiro Argagixisada, muddada loo qorsheeyey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":498184,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-498182","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/498182","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=498182"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/498182\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":498193,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/498182\/revisions\/498193"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/498184"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=498182"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=498182"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=498182"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}