{"id":498164,"date":"2023-09-24T21:13:45","date_gmt":"2023-09-24T18:13:45","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=498164"},"modified":"2023-09-24T21:13:45","modified_gmt":"2023-09-24T18:13:45","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-oo-jabuuti-kula-kulmay-wasiirka-difaaca-mareykanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-xasan-sheekh-oo-jabuuti-kula-kulmay-wasiirka-difaaca-mareykanka\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Sheekh oo Jabuuti kula kulmay wasiirka difaaca Mareykanka"},"content":{"rendered":"<p>Jabuuti-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta dalka Jabuuti kula kulmay Wasiirka Difaaca Mareykanka, Lloyd Austin ayaa kala hadlay dagaalka lagu ciribtirayo kooxaha argagixisada ah ee ka socda Soomaaliya iyo kor u qaadidda\u00a0 taageerada Mareykanka ee ciidamada xoogga dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dhankiisa Mudane Lloyd Austin ayaa bogaadiyay hormarka dowlada Soomaaliya ka sameysay dagaalka ka dhanka argagixisada isagoo tilmaamay sida dowladda Maraykanka ay uga go&#8217;an tahay\u00a0 in ay gacan ka siiyaan dowladda Soomaaliya xaqiijinta amniga iyo ladagaallanka argagixisada.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa dul-istaagay dadaallada naf-hurnimada leh ee Shacabka Soomaaliyeed iyo Ciidaanka Xoogga Dalka ay kaga xoreynayaan argagixisada deegaannada kooban ay kaga sugan yihiin dalka, waxa uuna hoosta ka xariiqay in Khawaarijta Soomaaliya yahiin caqabad ku hor gudban horumarka gobolka iyo halis amni oo u baahan iskaashi caalami ah.<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_230924_210820_873.sdocx--><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-498165\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/FB_IMG_1695578802837.jpg\" alt=\"\" width=\"948\" height=\"636\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/FB_IMG_1695578802837.jpg 948w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/FB_IMG_1695578802837-300x201.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/FB_IMG_1695578802837-768x515.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/FB_IMG_1695578802837-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/FB_IMG_1695578802837-860x577.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 948px) 100vw, 948px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-498166\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/FB_IMG_1695578800728.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"620\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/FB_IMG_1695578800728.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/FB_IMG_1695578800728-300x172.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/FB_IMG_1695578800728-1024x588.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/FB_IMG_1695578800728-768x441.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/FB_IMG_1695578800728-860x494.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jabuuti-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta dalka Jabuuti kula kulmay Wasiirka Difaaca Mareykanka, Lloyd Austin ayaa kala hadlay dagaalka lagu ciribtirayo kooxaha argagixisada ah ee ka socda Soomaaliya iyo kor u qaadidda\u00a0 taageerada Mareykanka ee ciidamada xoogga dalka Soomaaliya. Dhankiisa Mudane Lloyd Austin ayaa bogaadiyay hormarka dowlada Soomaaliya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":38,"featured_media":498166,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[1041],"class_list":{"0":"post-498164","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"tag-madaxweyne-xasan-sheekh-oo-jabuuti-kula-kulmay-wasiirka-difaaca-mareykanka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/498164","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/38"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=498164"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/498164\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":498167,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/498164\/revisions\/498167"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/498166"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=498164"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=498164"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=498164"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}