{"id":498057,"date":"2023-09-23T17:28:56","date_gmt":"2023-09-23T14:28:56","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=498057"},"modified":"2023-09-23T17:29:26","modified_gmt":"2023-09-23T14:29:26","slug":"wasiirka-arrimahada-dibadda-soomaaliya-iyo-dhiggiisa-dalka-koonfur-afrika-oo-kala-saxiixday-heshiis-iskaashi-oo-labada-dal-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-arrimahada-dibadda-soomaaliya-iyo-dhiggiisa-dalka-koonfur-afrika-oo-kala-saxiixday-heshiis-iskaashi-oo-labada-dal-ah\/","title":{"rendered":"Wasiirka arrimahada Dibadda Soomaaliya iyo dhiggiisa dalka Koonfur Afrika oo kala saxiixday heshiis iskaashi oo labada dal ah"},"content":{"rendered":"<p>New York-(SONNA)-Wasiirka wasaaradda Arrimaha dibadda iyo iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Harruuse oo kulan doceed kula yeeshay magaaladda New York ee dalka Mareykanka dhiggiisa dalka Koonfur Afrika Naledi Pandor ayaa ka wada hadlay xariirka soo jireeen ah ee iskaashi eek a dhaxeeda labada dowladood.<\/p>\n<p>Wasiirka oo kulanka ka kadib qoraal soo saaray ayaa yiri \u201c waxaan aniga iyo Wwasiirka xiriirka caalamiga iyo iskaashiga South Africa H.E Naledi Pandor ku kala saxiixanay magaalada New York\u00a0 heshiis Iskaashi oo dhabbaha u xaaraya inay labadeenna dal wadashaqayn buuxda ka yeeshaan arrimaha diblumaasiyadda, ammaanka, ganacsiga, la socodka xaaladda Jaaliyadda Soomaaliyeed ee South Africa iyo isu socodka guud&#8221;.<\/p>\n<p>Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Harruuse ayaa dhiggiisa wasiirka xiriirka caalamiga iyo Iskaashiga South Africa ka xog waramay taariikhda halgan ee labada dal iyo kaalintii dalkeennu ku lahaa gobonimo doonka South Africa, iyadoo wasiirku ka mahadcelisay garab istaaggii dowladda iyo Shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-498058\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-arrimahada-Dibadda-Soomaaliya-iyo-dhiggiisa-dalka-Koonfur-Afrika-oo-kala-saxiixday-iskaashi-oo-labada-dal-ah-1.jpg\" alt=\"\" width=\"848\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-arrimahada-Dibadda-Soomaaliya-iyo-dhiggiisa-dalka-Koonfur-Afrika-oo-kala-saxiixday-iskaashi-oo-labada-dal-ah-1.jpg 848w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-arrimahada-Dibadda-Soomaaliya-iyo-dhiggiisa-dalka-Koonfur-Afrika-oo-kala-saxiixday-iskaashi-oo-labada-dal-ah-1-300x170.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-arrimahada-Dibadda-Soomaaliya-iyo-dhiggiisa-dalka-Koonfur-Afrika-oo-kala-saxiixday-iskaashi-oo-labada-dal-ah-1-768x435.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 848px) 100vw, 848px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-498059\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-arrimahada-Dibadda-Soomaaliya-iyo-dhiggiisa-dalka-Koonfur-Afrika-oo-kala-saxiixday-iskaashi-oo-labada-dal-ah-2.jpg\" alt=\"\" width=\"848\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-arrimahada-Dibadda-Soomaaliya-iyo-dhiggiisa-dalka-Koonfur-Afrika-oo-kala-saxiixday-iskaashi-oo-labada-dal-ah-2.jpg 848w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-arrimahada-Dibadda-Soomaaliya-iyo-dhiggiisa-dalka-Koonfur-Afrika-oo-kala-saxiixday-iskaashi-oo-labada-dal-ah-2-300x170.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-arrimahada-Dibadda-Soomaaliya-iyo-dhiggiisa-dalka-Koonfur-Afrika-oo-kala-saxiixday-iskaashi-oo-labada-dal-ah-2-768x435.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 848px) 100vw, 848px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-498060\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-arrimahada-Dibadda-Soomaaliya-iyo-dhiggiisa-dalka-Koonfur-Afrika-oo-kala-saxiixday-iskaashi-oo-labada-dal-ah-3.jpg\" alt=\"\" width=\"848\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-arrimahada-Dibadda-Soomaaliya-iyo-dhiggiisa-dalka-Koonfur-Afrika-oo-kala-saxiixday-iskaashi-oo-labada-dal-ah-3.jpg 848w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-arrimahada-Dibadda-Soomaaliya-iyo-dhiggiisa-dalka-Koonfur-Afrika-oo-kala-saxiixday-iskaashi-oo-labada-dal-ah-3-300x170.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-arrimahada-Dibadda-Soomaaliya-iyo-dhiggiisa-dalka-Koonfur-Afrika-oo-kala-saxiixday-iskaashi-oo-labada-dal-ah-3-768x435.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 848px) 100vw, 848px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>New York-(SONNA)-Wasiirka wasaaradda Arrimaha dibadda iyo iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Harruuse oo kulan doceed kula yeeshay magaaladda New York ee dalka Mareykanka dhiggiisa dalka Koonfur Afrika Naledi Pandor ayaa ka wada hadlay xariirka soo jireeen ah ee iskaashi eek a dhaxeeda labada dowladood. Wasiirka oo kulanka ka kadib qoraal soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":38,"featured_media":498059,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[1039],"class_list":{"0":"post-498057","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"tag-wasiirka-arrimahada-dibadda-soomaaliya-iyo-dhiggiisa-dalka-koonfur-afrika-oo-kala-saxiixday-iskaashi-oo-labada-dal-ah"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/498057","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/38"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=498057"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/498057\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":498061,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/498057\/revisions\/498061"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/498059"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=498057"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=498057"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=498057"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}