{"id":497964,"date":"2023-09-22T09:29:00","date_gmt":"2023-09-22T06:29:00","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=497964"},"modified":"2023-09-22T09:34:49","modified_gmt":"2023-09-22T06:34:49","slug":"wasiirka-qorsheynta-xfs-oo-la-shiray-madaxa-hawlgelinta-ee-heyadda-wfp","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-qorsheynta-xfs-oo-la-shiray-madaxa-hawlgelinta-ee-heyadda-wfp\/","title":{"rendered":"Wasiirka Qorsheynta XFS oo la shiray madaxa hawlgelinta ee Hey\u2019adda WFP"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax ( Beenebeene) ayaa kulan xarunta Qaramada Midoobay ee Newyork kula yeeshay ku-xigeenka Agaasimaha fulinta iyo madaxa hawlgelinta ee Hey\u2019adda WFP Carl Skau.<\/p>\n<p>Kulanka labadaasi mas\u2019uul ayaa waxa uu ku saabsanaa xoojinta wada shaqaynta ka dhaxaysa Hey\u2019adda Cuntada Dunida WFP iyo hay\u2019adaha kala duwan ee Dowladda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Waxaa kale oo la isla soo qaaday doorka WFP ee hirgelinta qorshaha horumarinta qaranka, taageeridda arrimaha bini\u2019aadanimaeda iyo ka qeybqadashada barnaamijyada waxqabad ee dalka si loo gaaro horumar waara.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax ( Beenebeene) ayaa kulan xarunta Qaramada Midoobay ee Newyork kula yeeshay ku-xigeenka Agaasimaha fulinta iyo madaxa hawlgelinta ee Hey\u2019adda WFP Carl Skau. Kulanka labadaasi mas\u2019uul ayaa waxa uu ku saabsanaa xoojinta wada shaqaynta ka dhaxaysa Hey\u2019adda Cuntada Dunida WFP iyo hay\u2019adaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":497969,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-497964","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/497964","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=497964"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/497964\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":497966,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/497964\/revisions\/497966"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/497969"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=497964"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=497964"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=497964"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}