{"id":497957,"date":"2023-09-22T08:56:37","date_gmt":"2023-09-22T05:56:37","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=497957"},"modified":"2023-09-22T11:29:35","modified_gmt":"2023-09-22T08:29:35","slug":"r-wasaare-xamse-oo-la-kulmay-madaxweynaha-comoros-iyowasiirka-arrimaha-dibedda-ee-sacuudiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/r-wasaare-xamse-oo-la-kulmay-madaxweynaha-comoros-iyowasiirka-arrimaha-dibedda-ee-sacuudiga\/","title":{"rendered":"R\/Wasaare Xamse oo la kulmay Madaxweynaha Comoros iyo Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Sacuudiga,"},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa xarunta Qaramada Midoobay kulan gaar ah kula yeeshay Madaxweynaha Comoros, Mudane Azali Assoumani.<\/p>\n<p>Labada mas\u2019uul waxa ay isla soo qaadeen iskaashiga iyo wax wada-qabsiga labada dal iyo sidii ay wadajir uga wada shaqeyn lahaayeen xal u helidda dhibaatooyinka soo wajaha dalalka qaaradda Afrika ee ay ugu horreyso saameynta isbeddelka cimilada.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre waxa uu Qaramada Midoobay kula kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Boqortooyada Sacuudiga, Amiir Faysal Bin Farxaan, oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga ka dhaxeeya labada waddan ee walaalaha ah ee Soomaaliya iyo Sacuudiga.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-497962 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/rw.jpg\" alt=\"\" width=\"893\" height=\"600\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/rw.jpg 893w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/rw-300x202.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/rw-768x516.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/rw-860x578.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 893px) 100vw, 893px\" \/><\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/www.facebook.com\/photo\/?fbid=807837591343860&amp;set=pcb.807837611343858&amp;__cft__%5b0%5d=AZXW9cMylEW0UGfLSmFAzd92_s1KRDQXS-MT5If3JTDXb7FnWGtnyzC0AJpJJq-PaMgZUnwJPfjAyzAnnJoqxXqNocffkTbA7-97JbTC0js2Znj9vGejXDrRONuup8rcAO_FxzZv4Tx_0zOu5wKiUSz35XKOLXqr5duRgS2CVpVsD0wU8NMuColMP1kiBsommLo&amp;__tn__=*bH-R\">\u00a0<\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa xarunta Qaramada Midoobay kulan gaar ah kula yeeshay Madaxweynaha Comoros, Mudane Azali Assoumani. Labada mas\u2019uul waxa ay isla soo qaadeen iskaashiga iyo wax wada-qabsiga labada dal iyo sidii ay wadajir uga wada shaqeyn lahaayeen xal u helidda dhibaatooyinka soo wajaha dalalka qaaradda Afrika ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":497958,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-497957","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/497957","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=497957"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/497957\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":497979,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/497957\/revisions\/497979"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/497958"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=497957"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=497957"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=497957"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}