{"id":497906,"date":"2023-09-21T14:50:12","date_gmt":"2023-09-21T11:50:12","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=497906"},"modified":"2023-09-21T14:50:12","modified_gmt":"2023-09-21T11:50:12","slug":"wasiirka-arimaha-dibadda-iyo-iskaashi-caalamiga-ah-xfs-oo-kulan-laba-geesood-ah-la-yeeshay-raiisul-wasaare-ku-xigeenka-ahna-wasiirka-arrimaha-dibadda-serbia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-arimaha-dibadda-iyo-iskaashi-caalamiga-ah-xfs-oo-kulan-laba-geesood-ah-la-yeeshay-raiisul-wasaare-ku-xigeenka-ahna-wasiirka-arrimaha-dibadda-serbia\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arimaha Dibadda iyo iskaashi Caalamiga ah XFS oo kulan laba-geesood ah la yeeshay ra&#8217;iisul wasaare ku-xigeenka ahna wasiirka arrimaha dibadda Serbia"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):-Wasiirka Arimaha Dibadda iyo iskaashi Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Jamaac &#8220;Huruuse&#8221; oo Ra\u2019iisul Wasaaraha kala qeyb galaya shirkadda Todobaatan iyo Sideedaad ee Golaha Loo-dhan yahay ee Jimciyadda Quruumaha Ka-dhexeyso <a class=\"x1i10hfl xjbqb8w x6umtig x1b1mbwd xaqea5y xav7gou x9f619 x1ypdohk xt0psk2 xe8uvvx xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r xexx8yu x4uap5 x18d9i69 xkhd6sd x16tdsg8 x1hl2dhg xggy1nq x1a2a7pz xt0b8zv x1qq9wsj xo1l8bm\" tabindex=\"0\" role=\"link\" href=\"https:\/\/www.facebook.com\/hashtag\/unga78?__eep__=6&amp;__cft__[0]=AZUNIaYZ0XH8LsI2GwqB8WsYGyq37g-DEhKRxdBL-wALh4TLZWav7KIag-OaAOVdJBCiXEV6hd3xHTwxnIQYFybwIfOKYzhmMrvb6yAocGOBIYxEs9hFO56ewndPL8rzcvrVT_Woiff6j7rtjOmc0CMbnQdJ2DKeFTiZ7vKl77rmvAXTy9omWWyIH4AdtbX0zLM&amp;__tn__=*NK-R\">#UNGA78<\/a> ayaa kulan laba-geesood ah oo heerkiisu sareeyo Magaaladda New York kula qaatay Ra&#8217;iisul Wasaare Ku-xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda Jamhuuriyadda Serbia Mudane Ivica Da\u010di\u0107.<\/p>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Labadda Wasiir ayaa ka wada-hadlay xoojinta xiriirka laba-gedood ka ah ee ka dhexeeya Labada dal iyo sidii loo taabagelin lahaa iskaashiga xagga tacliinta, farsamada iyo ganacsiga iyo dhaqaalaha.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Ugu Dambayn labadda Wasiir ayaa ku ballamay qaabeynta qariidadda iskaashiga labada dal iyo in ay derdergeliyaan Mashaariicda horumarineed ee wadaaga ah, si labada dal iyo shucuubtooda loogu jaheyn lahaa wax wadaqabsi.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Soomaaliya iyo Serbia waxaa ka dhexeeya xiriir qotto dheer oo soo bilowday dabayaaqadii 1960kii; waxaana uu yahay mid ku dhisan wax-wada qabsi, iskaashi iyo is-ixtiraam Gobannimada, Madax-bannaanida, iyo wadajirka dhuleed ee labada dal.<\/div>\n<div dir=\"auto\">Wasiirka Arimaha Dibadda iyo iskaashi Caalamiga ah XFS oo kulan laba-geesood ah la yeeshay ra&#8217;iisul wasaare ku-xigeenka ahna wasiirka arrimaha dibadda Serbia<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-497907\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/ssss-2.jpg\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"548\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/ssss-2.jpg 800w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/ssss-2-300x206.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/ssss-2-768x526.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" \/><\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):-Wasiirka Arimaha Dibadda iyo iskaashi Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Jamaac &#8220;Huruuse&#8221; oo Ra\u2019iisul Wasaaraha kala qeyb galaya shirkadda Todobaatan iyo Sideedaad ee Golaha Loo-dhan yahay ee Jimciyadda Quruumaha Ka-dhexeyso #UNGA78 ayaa kulan laba-geesood ah oo heerkiisu sareeyo Magaaladda New York kula qaatay Ra&#8217;iisul Wasaare Ku-xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda Jamhuuriyadda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":52,"featured_media":497907,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-497906","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/497906","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/52"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=497906"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/497906\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":497908,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/497906\/revisions\/497908"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/497907"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=497906"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=497906"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=497906"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}