{"id":497857,"date":"2023-09-21T08:08:03","date_gmt":"2023-09-21T05:08:03","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=497857"},"modified":"2023-09-21T08:12:24","modified_gmt":"2023-09-21T05:12:24","slug":"raiisul-wasaaraha-xfs-oo-kulan-la-yeeshay-raiisul-wasaare-ku-kigeenka-dalka-itoobiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaaraha-xfs-oo-kulan-la-yeeshay-raiisul-wasaare-ku-kigeenka-dalka-itoobiya\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul wasaaraha XFS oo kulan la yeeshay ra\u2019iisul wasaare ku kigeenka dalka Itoobiya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):-Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa madasha uu ka soconayo shirka guud ee Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ee New York waxa uu kulan kula yeeshay Ra\u2019iisul Wasaare Ku Xigeenka dalka Ethiopia, Demeke Mekonnen Hassen, oo ay ka wada hadleen sidii loo xoojin lahaa xiriirka iyo iskaashiga u dhaxeeya labada dowladood ee Soomaaliya iyo Itoobiya.<\/p>\n<p>Inta u socday kulanka ay yeesheen labada masuul ayaa waxaa ay ka wada hadleen sidii\u00a0 loo xoojin lahaa xiriirka iyo iskaashiga ka dhaxeeya labada dowladood\u00a0 ee Soomaliya iyo Itoobiya ee soo jireenka ah,iyadoo ra&#8217;iisul wasaaraha Soomaaliya u kulamo kala duwaan la yeelanayo qaar ka mid ah madaxda ka soo qaybgashay shirka Qaramada Midoobay ee ka dhacaya magaaladda New York.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):-Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa madasha uu ka soconayo shirka guud ee Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ee New York waxa uu kulan kula yeeshay Ra\u2019iisul Wasaare Ku Xigeenka dalka Ethiopia, Demeke Mekonnen Hassen, oo ay ka wada hadleen sidii loo xoojin lahaa xiriirka iyo iskaashiga u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":52,"featured_media":497858,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-497857","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/497857","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/52"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=497857"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/497857\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":497868,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/497857\/revisions\/497868"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/497858"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=497857"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=497857"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=497857"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}