{"id":497849,"date":"2023-09-20T19:52:45","date_gmt":"2023-09-20T16:52:45","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=497849"},"modified":"2023-09-20T19:52:45","modified_gmt":"2023-09-20T16:52:45","slug":"25-ka-tirsan-khawaarijta-oo-lagu-dilay-hawlgal-ka-dhacay-koofurta-mudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/25-ka-tirsan-khawaarijta-oo-lagu-dilay-hawlgal-ka-dhacay-koofurta-mudug\/","title":{"rendered":"25-ka tirsan Khawaarijta oo lagu dilay hawlgal ka dhacay koofurta Mudug"},"content":{"rendered":"<p>Camaara (SONNA): Ciidanka dowladda, kuwa Galmudug iyo geesiyaasha deegaanka oo saaka Khawaarijta kala wareeegay deegaanka Gaadday oo dhaca bariga magaalada Camaara ee gobolka Mudug ayaa u gudbay deegaanka Shabeelow oo Khawaarijta u ahaa fariisin muhiim ah, halkaas oo hawlgal ciidanku ka fuliyeeen lagu dilay 25 ka tirsan maleeshiyaadka Khawaarijta iyada oo la burburiyay gaadiid iyo saldhigyo ay halkaas ku lahaayeen.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, ciidanka qaranka iyo geesiyaasha deegaanka ayaa hawlgal lagu baacsanayo khawaarijta ka sameeyay deegaannada Kuridhi iyo Qorileey oo iyagana dhaca Galbeedka magaaalada Camaara.<\/p>\n<p>Wararka kusoo kordha baacsiga lagu hayo firxadka Khawaarijta waan idiin soo gudbin doonnaa<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Camaara (SONNA): Ciidanka dowladda, kuwa Galmudug iyo geesiyaasha deegaanka oo saaka Khawaarijta kala wareeegay deegaanka Gaadday oo dhaca bariga magaalada Camaara ee gobolka Mudug ayaa u gudbay deegaanka Shabeelow oo Khawaarijta u ahaa fariisin muhiim ah, halkaas oo hawlgal ciidanku ka fuliyeeen lagu dilay 25 ka tirsan maleeshiyaadka Khawaarijta iyada oo la burburiyay gaadiid iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":497571,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-497849","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/497849","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=497849"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/497849\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":497850,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/497849\/revisions\/497850"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/497571"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=497849"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=497849"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=497849"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}