{"id":497843,"date":"2023-09-20T19:44:44","date_gmt":"2023-09-20T16:44:44","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=497843"},"modified":"2023-09-20T20:17:06","modified_gmt":"2023-09-20T17:17:06","slug":"raiisal-wasaare-ku-xigeenka-dalka-oo-ka-qaybgalay-bandhigga-warbixinta-mashruuca-ka-soo-kabashada-xasradaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisal-wasaare-ku-xigeenka-dalka-oo-ka-qaybgalay-bandhigga-warbixinta-mashruuca-ka-soo-kabashada-xasradaha\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;iisal wasaare ku xigeenka dalka oo ka qayb galay bandhigga warbixinta mashruuca ka soo kabashada xasaradaha"},"content":{"rendered":"<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Muqdisho (SONNA): Kusimaha Ra\u2019iisul wasaraha ahna Ra\u2019iisul wasaare ku xigeenka xukuumadda Jamhuuriyada federaalka Soomaaliya mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa ka qayb galay shirka bandhiga warbixinada mashruuca ka soo kabashada xasaradaha Soomaaliya, kaas oo ka jawaab celinaya xasaradaha deg dega ah iyo soo bandhigidda baahiyaha maal gelineed ee Xarunta Qaran ee howlgalada gurmadka deg-dega ah. taas oo qayb ka ah hay\u2019ada maaraynta masiibooyinka ee (SODMA).<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Ra\u2019iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka ayaa tilmaamay in mashruucani uu muhiim u yahay dalka, xiligaan dagaalka adag lagula jiro Khawaarijta, isaga oo ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in ay doorkooda muhiimka ka qaataan si dadkeennu u gaaro xasilloono buuxda.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Mudane Saalax ayaa intaas ku daray in Khawaariijtu caadaysatay burburinta goobaha adeegyada bulshada, sida xarumaha caafimaadka, biyaha iyo waxbarashada, sidaas awgeedna Xukuumadda <a class=\"x1i10hfl xjbqb8w x6umtig x1b1mbwd xaqea5y xav7gou x9f619 x1ypdohk xt0psk2 xe8uvvx xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r xexx8yu x4uap5 x18d9i69 xkhd6sd x16tdsg8 x1hl2dhg xggy1nq x1a2a7pz xt0b8zv x1qq9wsj xo1l8bm\" tabindex=\"0\" role=\"link\" href=\"https:\/\/www.facebook.com\/hashtag\/danqaran?__eep__=6&amp;__cft__[0]=AZWhRdyrdNj3z5vMRfgIZDLTAHDdn1JguIJXmSk4L4fW1dMgVuR7ZMUb3FSFaRhn-owI7ul3Y-Dv4rJQrLeDYbm9wi_3WNZt7Zryglj1kFB-XLJvG2nWN5IZ52PYYsejdzBPswOkUKkl0pxkusv7wZjDu9vBNIZuiZtRhFm7SbuZGIIii7m78R4bSaCuerMDUGQ&amp;__tn__=*NK-R\">#DanQaran<\/a> dhinac waddo dagaalka khawaariijta barnaamijka xasillinta deegannada laga xoreeyey khawaarijta iyo dib-u-dejinta dadkii ka qaxay.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Mashruucaan oo ay iska kaashanayaan hay\u2019adda SODMA iyo Bangiga Adduunka ayaa ah mid looga jawaabayo baahiyaha deg-degga ah ee ciidamada qalabka sida iyo dadka deegaanka oo iskaashanaya ay ku cirib-tirayaan khawaarijta, isla markaana la gaarsiiyo adeegyada muhiimka ah deegaannada la xoreeyay, sida goobo caafimaad iyo biyo nadiif ah.<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Kusimaha Ra\u2019iisul wasaraha ahna Ra\u2019iisul wasaare ku xigeenka xukuumadda Jamhuuriyada federaalka Soomaaliya mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa ka qayb galay shirka bandhiga warbixinada mashruuca ka soo kabashada xasaradaha Soomaaliya, kaas oo ka jawaab celinaya xasaradaha deg dega ah iyo soo bandhigidda baahiyaha maal gelineed ee Xarunta Qaran ee howlgalada gurmadka deg-dega ah. taas [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":497817,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-497843","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/497843","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=497843"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/497843\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":497853,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/497843\/revisions\/497853"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/497817"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=497843"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=497843"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=497843"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}