{"id":497760,"date":"2023-09-20T11:11:37","date_gmt":"2023-09-20T08:11:37","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=497760"},"modified":"2023-09-20T11:11:54","modified_gmt":"2023-09-20T08:11:54","slug":"soomaaliya-iyo-sacuudiga-oo-ku-heshiiyay-la-dagaalanka-argagixisada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/soomaaliya-iyo-sacuudiga-oo-ku-heshiiyay-la-dagaalanka-argagixisada\/","title":{"rendered":"Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ku heshiiyay la dagaalanka Argagixisada"},"content":{"rendered":"<p>Riyadh-(SONNA)-Wasiirka amniga ee XFS Maxamed Axmed Sheekh Cali (Doodishe) ayaa magaalada Riyaad ee dalka Sacuudi Carabiya kula kulmay Wasiirka arrimaha gudaha dalka Sacuudiga, Amiir Cabdul Casiis bin Sacuud bin Naa&#8217;if.<\/p>\n<p>Labada mas&#8217;uul ayaa waxay ka wada hadleen sidii loo laba jibbaari lahaa xiriirka qotoda dheer ee labada dal iyo sidii laysaga kaashan lahaa arrimaha amniga guda iyo la dagaalanka Argagixisada.<\/p>\n<p>Wasiirka wasaaradda amniga Soomaaliya Maxamed Axmed Sheekh Cali (Doodishe) ayaa kulanka ka dib booqasho ku tagay Jaamacadda Sayniska iyo amniga ee Naa&#8217;if iyo xarunta la dagaallanka fekerka xagjirnimada iyo goobo kale.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Riyadh-(SONNA)-Wasiirka amniga ee XFS Maxamed Axmed Sheekh Cali (Doodishe) ayaa magaalada Riyaad ee dalka Sacuudi Carabiya kula kulmay Wasiirka arrimaha gudaha dalka Sacuudiga, Amiir Cabdul Casiis bin Sacuud bin Naa&#8217;if. Labada mas&#8217;uul ayaa waxay ka wada hadleen sidii loo laba jibbaari lahaa xiriirka qotoda dheer ee labada dal iyo sidii laysaga kaashan lahaa arrimaha amniga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":497775,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-497760","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/497760","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=497760"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/497760\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":497776,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/497760\/revisions\/497776"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/497775"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=497760"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=497760"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=497760"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}