{"id":497616,"date":"2023-09-18T14:15:04","date_gmt":"2023-09-18T11:15:04","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=497616"},"modified":"2023-09-18T14:17:26","modified_gmt":"2023-09-18T11:17:26","slug":"wasiiru-dowlaha-wasaaradda-isgaarsiint-xfs-oo-daahfuray-shirka-looga-hadlayo-adeega-5g","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiiru-dowlaha-wasaaradda-isgaarsiint-xfs-oo-daahfuray-shirka-looga-hadlayo-adeega-5g\/","title":{"rendered":"Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Isgaarsiint  XFS oo daahfuray kulan looga hadlayo ad\u00e8ega 5G"},"content":{"rendered":"<p style=\"text-align: left;\">Muqdisho(SONNA):-Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada XFS Xildhibaan\u00a0 Axmed Cismaan Diiriye ayaa daah-furay shir looga hadlayay istaraatijiyada adeega 5G,kaa oo ay ka qeyb galeen xubnno ka socoday xarumaha isgaarsiinta dalka<\/p>\n<p>Wasiirka waxa uu sheegay shirkaan wadatashiga ah uu qeyb weyn ka qaadan doono suuq xor ah iyo guud ahaan amniga Qaranka<\/p>\n<p>Wasiir Dowlaha Wasaaradda Isgaarsiinta&#8221;\u00a0 5G waxa uu ka qayb qaadan doonaa suuq xor ah iyo amniga\u00a0 Qaranka&#8221;<\/p>\n<p>Maareeyaha guud ee hay&#8217;adda Isgaarsiinta Qaranka\u00a0 Mustaf Yaasiin Sheekh ayaa ka warbixiyey nuxurka adeega 5G,ayaa sheegay in adeegaan uu faa&#8217;iido badan u leyahay waxbarashada hormarka ganacsiga guud ahaan dalka,waxa uuna tilmaamay in mudda dhaw adeegaan lagu baahin doono guud ahaan dalka<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in maalmaha shirka uu socdo looga doodi doono sidii adeeg internet ah oo tayo sare leh u\u00a0 heli lahayeen bulshada Soomaaliyeed.<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_230918_140405_310.sdocx--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada XFS Xildhibaan\u00a0 Axmed Cismaan Diiriye ayaa daah-furay shir looga hadlayay istaraatijiyada adeega 5G,kaa oo ay ka qeyb galeen xubnno ka socoday xarumaha isgaarsiinta dalka Wasiirka waxa uu sheegay shirkaan wadatashiga ah uu qeyb weyn ka qaadan doono suuq xor ah iyo guud ahaan amniga Qaranka Wasiir Dowlaha Wasaaradda Isgaarsiinta&#8221;\u00a0 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":497617,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-497616","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/497616","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=497616"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/497616\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":497620,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/497616\/revisions\/497620"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/497617"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=497616"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=497616"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=497616"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}