{"id":497513,"date":"2023-09-17T11:58:12","date_gmt":"2023-09-17T08:58:12","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=497513"},"modified":"2023-09-17T11:59:19","modified_gmt":"2023-09-17T08:59:19","slug":"raiisul-wasaare-xamse-iyo-wafdi-uu-hoggaaminayo-oo-safar-ugu-baxay-dalka-maraykanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-xamse-iyo-wafdi-uu-hoggaaminayo-oo-safar-ugu-baxay-dalka-maraykanka\/","title":{"rendered":"Ra&#8221;iisul wasaare Xamse iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u ambabaxay Dalka Maraykanka"},"content":{"rendered":"<p style=\"text-align: left;\">Muqdisho(SONNA):-Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay magaalada New York oo ay uga qaybgalayaan Shirka Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa ka hadli doona horumarradii ugu dambeeyey ee Dowladda Soomaaliya ka sameysay dhinaca amniga iyo xasilloonida; dhimista saboolnimada, Caafimaadka, Waxbarashada, Horumarinta Dhaqaalaha, Wax Soosaarka, Xuquuqda aadanaha, Caddaaladda, dhismaha hey\u2019adaha dowliga ah iyo isbeddelka cimillada.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaruhu inta uu ku sugan yahay xarunta QM wuxuu kulamo kal duwan la yeelan doonaa madax uu ugu horreeyo Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay; iyo sidoo kale madax ka tirsan Dowladda Mareykanka.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, wuxuu sidoo kale kulamo la yeelan doonaa Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Mareykanka, kuwaas oo uu uga warrami doono guud ahaan xaaladda dalka, gaar ahaan guulaha dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ay ka gaareen ciribtirka Khawaarijta iyo horumarka dhinacyada kala duwan ay ka sameysay muddadii sanadka ahayd ee ay jirtay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-497514\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/IMG-20230917-WA0005-300x189.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"189\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/IMG-20230917-WA0005-300x189.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/IMG-20230917-WA0005-1024x647.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/IMG-20230917-WA0005-768x485.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/IMG-20230917-WA0005-860x543.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/IMG-20230917-WA0005.jpg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-497515\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/IMG-20230917-WA0004-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/IMG-20230917-WA0004-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/IMG-20230917-WA0004-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/IMG-20230917-WA0004-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/IMG-20230917-WA0004-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/IMG-20230917-WA0004-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/IMG-20230917-WA0004-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/IMG-20230917-WA0004-860x573.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/IMG-20230917-WA0004.jpg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay magaalada New York oo ay uga qaybgalayaan Shirka Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay. Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa ka hadli doona horumarradii ugu dambeeyey ee Dowladda Soomaaliya ka sameysay dhinaca amniga iyo xasilloonida; dhimista saboolnimada, Caafimaadka, Waxbarashada, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":497515,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-497513","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/497513","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=497513"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/497513\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":497520,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/497513\/revisions\/497520"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/497515"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=497513"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=497513"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=497513"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}