{"id":497495,"date":"2023-09-17T10:42:36","date_gmt":"2023-09-17T07:42:36","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=497495"},"modified":"2023-09-17T10:50:27","modified_gmt":"2023-09-17T07:50:27","slug":"madaxweyne-kuxigeenka-galmudug-oo-fariin-hambalyo-ah-u-diray-ciidanka-qaranka-ee-khawaarijta-jabka-culus-gaarsiiyay-saakay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-kuxigeenka-galmudug-oo-fariin-hambalyo-ah-u-diray-ciidanka-qaranka-ee-khawaarijta-jabka-culus-gaarsiiyay-saakay\/","title":{"rendered":"Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo ciidanka ku bogaadiyey howlgalka sifaynta khawaarijta"},"content":{"rendered":"<p>Dhuusamareeb(SONNA):-Kusimaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Mudane Cali Ciid Daahir ayaa fariin Hambaliyo u diray guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan Shacabka Galmudug ka dib qabashadi Saaka ee Dagmada Bacaadweyne ee Gobolka Mudug.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa aad u soo dhoweeyey guulaha is dabajooga ah ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa difaaca shacabka, waxa uuna bogaadiyay horumarka ay ka sameynayaan xoreynta dalka.<\/p>\n<p>Madaxweyne Ciid ayaa ku amaanay ciidanka xooga, kuwa difaaca shacabka iyo daraawiishta Galmudug geesinimada iyo nafhuriida ay sameeyeen labadii cisho ee la soo dhaafay, si gaar ahna xoreynta Degaanada; Bacaadweyne, Qeycad, Shabeelow, Xinlibi, Galxagare, Hul-doonyaale, Sargo, Qodqod iyo Camaara.<\/p>\n<p>Subaxnimadii hore ee Saaka ayaa ciidanka xooga, kuwa difaaca shacabka iyo daraawiishta Galmudug waxa ka qabsaday khawaariijta Dagmada Bacaadweyn, Camaara, Qaycad iyo deegaano kale oo ka tirsan Gobolka Mudug.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dhuusamareeb(SONNA):-Kusimaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Mudane Cali Ciid Daahir ayaa fariin Hambaliyo u diray guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan Shacabka Galmudug ka dib qabashadi Saaka ee Dagmada Bacaadweyne ee Gobolka Mudug. Madaxweynaha ayaa aad u soo dhoweeyey guulaha is dabajooga ah ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa difaaca shacabka, waxa uuna bogaadiyay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":497496,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-497495","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/497495","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=497495"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/497495\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":497499,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/497495\/revisions\/497499"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/497496"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=497495"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=497495"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=497495"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}