{"id":497403,"date":"2023-09-15T12:05:52","date_gmt":"2023-09-15T09:05:52","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=497403"},"modified":"2023-09-15T14:15:40","modified_gmt":"2023-09-15T11:15:40","slug":"madaxweyne-qoor-qoor-waxaan-ballan-qaadeynaa-in-khawaarijta-laga-weyn-doono-gal-mudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-qoor-qoor-waxaan-ballan-qaadeynaa-in-khawaarijta-laga-weyn-doono-gal-mudug\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Qoor-qoor&#8221; waxaan ballan qaadeynaa in Khawaarijta laga weyn doono Gal-mudug&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi kaariye Qoorqoor\u00a0 oo maanta la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in si xooggan uu u socdo dagaalka looga horjeedo kooxaha khawaarijta ee ku sugan goobaha fara kutiriska ah ee deegaanada Galmudug.<\/p>\n<p>Madaxweynaha galmudug ayaa caddeeyay in shacabka Soomaaliyeed ay dhowaan arki doonaan Guulo waaweyn oo laga gaaro dagaalka khawaarijta.<\/p>\n<p>\u201cfurimaha dagaalka ayaan ku sugan nahay ,waanna joogi doonaan ilaa la ciribtiro khawaarijta\u201d ayuu yiri madaxweynaha Galmudug.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi kaariye Qoorqoor ayaa shacabka La wadaagay in laga hortagay weerar fulaynimo ah oo kooxdaasi ay fuliyeen,isagoo intaa raaciyay in aysan jirin wax dhibaato ah oo soo gaaray isaga iyo xubnihii kale.<\/p>\n<p>Dhanka kale,Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa sheegay in billad geesinimo ay mudan yihiin Axmed Cabdulqaadir Shiikh Maxamuud iyo Maxamed Cumar Xasan oo maanta naftooda u huray badbaadinta madaxda Galmudug, xildhibaanno federal ah iyo saraakiisha ku sugnaa deegaanka Laasgacameey oo ka tirsan Galmudug.<\/p>\n<p>Billaddaan ayaa ah abaalmarinada heerka ugu sarreeya ee geesinimada,waxaana Dawladda Galmudug ay si buuxda u kafaala qaaddey\u00a0 qoyska iyo ubbadkii ay ka tageen naftood hurayaashaasi.<\/p>\n<p>Maamulka Galmudug ayaa waalidka dhalay marxuumiintaasi uga mahad celiyay waddan jacaylka ay wiilashooda ku barbaariyeen.<\/p>\n<p>Falka ay geesiyaashaasi ku dhaqaaqeen wuxuu cashar u yahay cadawga khawaarijta ee ku soo duulay dalka, diinta iyo dadka Soomaaliyeed ayaa lagu yiri qpraal ka soo baxay Dowladda Galmudug.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-497424 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/mj-1.png\" alt=\"\" width=\"749\" height=\"428\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/mj-1.png 749w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/mj-1-300x171.png 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 749px) 100vw, 749px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi kaariye Qoorqoor\u00a0 oo maanta la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in si xooggan uu u socdo dagaalka looga horjeedo kooxaha khawaarijta ee ku sugan goobaha fara kutiriska ah ee deegaanada Galmudug. Madaxweynaha galmudug ayaa caddeeyay in shacabka Soomaaliyeed ay dhowaan arki doonaan Guulo waaweyn oo laga gaaro dagaalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":497423,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-497403","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/497403","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=497403"}],"version-history":[{"count":7,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/497403\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":497425,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/497403\/revisions\/497425"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/497423"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=497403"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=497403"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=497403"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}