{"id":497382,"date":"2023-09-15T08:23:07","date_gmt":"2023-09-15T05:23:07","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=497382"},"modified":"2023-09-15T08:23:07","modified_gmt":"2023-09-15T05:23:07","slug":"ciidanka-qaranka-oo-fashiliyay-qarax-khawaarijta-ku-soo-weerartay-deegaanka-laas-gacamay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-qaranka-oo-fashiliyay-qarax-khawaarijta-ku-soo-weerartay-deegaanka-laas-gacamay\/","title":{"rendered":"Ciidanka Qaranka oo fashiliyay qarax Khawaarijta ku soo weerartay deegaanka Laas-gacamay"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):-Ciidanka Qaranka ayaa fashiliyay Gaari lagu soo xiray waxyaabaha Qarxa oo khawaarijta saaka ay ku soo weerareen deegaanka Laas-gacamay oo hoos taga magaalada Bacaadweyne.<\/p>\n<p>Deegaanka Laas-gacamay waxaa joogay\u00a0 mas&#8217;uuliyiin oo uu hoggaaminayo madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor oo halkaas u joogay dagaalka ka dhanka Khawaarijta.<\/p>\n<p>Laba ka mid ah askarta ciidanka Qaranka ayaa ku dhaawacmay intii lagu jiray howlgalka ka hortaga Gaarigaan ay cadowgu ku soo xireen Waxyaabaha Qarxa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):-Ciidanka Qaranka ayaa fashiliyay Gaari lagu soo xiray waxyaabaha Qarxa oo khawaarijta saaka ay ku soo weerareen deegaanka Laas-gacamay oo hoos taga magaalada Bacaadweyne. Deegaanka Laas-gacamay waxaa joogay\u00a0 mas&#8217;uuliyiin oo uu hoggaaminayo madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor oo halkaas u joogay dagaalka ka dhanka Khawaarijta. Laba ka mid ah askarta ciidanka Qaranka ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":43,"featured_media":497386,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-497382","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/497382","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/43"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=497382"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/497382\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":497387,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/497382\/revisions\/497387"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/497386"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=497382"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=497382"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=497382"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}