{"id":497367,"date":"2023-09-14T20:33:02","date_gmt":"2023-09-14T17:33:02","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=497367"},"modified":"2023-09-14T20:33:02","modified_gmt":"2023-09-14T17:33:02","slug":"guddoomiyaha-guddiga-madaxa-bannaan-ee-dib-u-eegista-iyo-hirgelinta-dastuurka-oo-magacaabay-xoghayaha-guud-ee-guddiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-guddiga-madaxa-bannaan-ee-dib-u-eegista-iyo-hirgelinta-dastuurka-oo-magacaabay-xoghayaha-guud-ee-guddiga\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Dib-u-eegista iyo hirgelinta Dastuurka  oo magacaabay Xoghayaha Guud ee Guddiga"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNNA):- Guddoomiyaha Guddiga Madaxabannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka Mudane Burhan Aadan Cumar ayaa Xoghayaha Guud ee Guddiga Madaxabannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka u magacaabay Mudane Abdulkadir Mohamed Hassan \u201cMadoobe\u201d.<\/p>\n<p>Sidoo kale Xoghayihii hore ee Guddiga Mudane Maxamed Deheeye Ismaciil ayaa asna loo magacaabay La-taliye Sare ee Arrimaha La-tashiyada Dastuurka.<\/p>\n<p>Guddoomiye Burhan ayaa Xoghayaha Guud M.ne Abdulkadir iyo La-taliyaha M.ne Maxamed Deheeye mid walba Alle ugu baryey in uu u fududeeyo mas\u2019uuliyadda loo igmaday.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha ayaa Agaasimihii hore ee Guddiga ugu mahadceliyey muddadii uu soo hoggaamineyey maamulka Guddiga.<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-497368\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/IMG-20230915-WA0002.jpg\" alt=\"\" width=\"576\" height=\"656\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/IMG-20230915-WA0002.jpg 576w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/IMG-20230915-WA0002-263x300.jpg 263w\" sizes=\"auto, (max-width: 576px) 100vw, 576px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-497369\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/IMG-20230915-WA0003.jpg\" alt=\"\" width=\"428\" height=\"521\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/IMG-20230915-WA0003.jpg 428w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/IMG-20230915-WA0003-246x300.jpg 246w\" sizes=\"auto, (max-width: 428px) 100vw, 428px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNNA):- Guddoomiyaha Guddiga Madaxabannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka Mudane Burhan Aadan Cumar ayaa Xoghayaha Guud ee Guddiga Madaxabannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka u magacaabay Mudane Abdulkadir Mohamed Hassan \u201cMadoobe\u201d. Sidoo kale Xoghayihii hore ee Guddiga Mudane Maxamed Deheeye Ismaciil ayaa asna loo magacaabay La-taliye Sare ee Arrimaha La-tashiyada Dastuurka. Guddoomiye Burhan ayaa Xoghayaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":497368,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-497367","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/497367","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=497367"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/497367\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":497370,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/497367\/revisions\/497370"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/497368"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=497367"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=497367"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=497367"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}