{"id":497278,"date":"2023-09-14T08:47:34","date_gmt":"2023-09-14T05:47:34","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=497278"},"modified":"2023-09-14T09:20:19","modified_gmt":"2023-09-14T06:20:19","slug":"wasiirka-gaashaandhigga-ceel-la-helay-iyo-ceel-garas-waa-xor-shacabku-waa-in-ay-dib-ugu-soo-laabtaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-gaashaandhigga-ceel-la-helay-iyo-ceel-garas-waa-xor-shacabku-waa-in-ay-dib-ugu-soo-laabtaan\/","title":{"rendered":"Wasiirka Gaashaandhigga &#8221;Ceel la-helay iyo Ceel-garas waa xor shacabku waa in ay dib ugu soo laabtaan&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SINNA):-Wasiirka Gaashaandhigga Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo ku sugan magaalada Ceel la-helay ee gobalka Galgaduud ayaa ugu baaqay Shacabka Khawaarijta ay sida qasabka ah uga saareen Guryahooda magaalooyinka Ceel la-helay iyo Ceel-garay inay dib ugu soo laabtaan.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sheegay ciidanka Qaranka iyo guud ahaan dowladda inay u taagantahay caawinta iyo garab istaaga dadka deegaanka oo ay dib u dhigeen Khawaarijta.<\/p>\n<p>Cabdulqaadir Maxamed Nuur Wasiirka Gaashaandhigga ayaa sidoo kale aad u bogaadiyay Geesiyaasha dadka deegaanka ee sida buuxda u garab taagan Ciidanka Qaranka oo guulo waa weyn ka gaaray dagaalka Khawaarijta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SINNA):-Wasiirka Gaashaandhigga Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo ku sugan magaalada Ceel la-helay ee gobalka Galgaduud ayaa ugu baaqay Shacabka Khawaarijta ay sida qasabka ah uga saareen Guryahooda magaalooyinka Ceel la-helay iyo Ceel-garay inay dib ugu soo laabtaan. Wasiirka ayaa sheegay ciidanka Qaranka iyo guud ahaan dowladda inay u taagantahay caawinta iyo garab istaaga dadka deegaanka oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":52,"featured_media":497289,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-497278","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/497278","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/52"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=497278"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/497278\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":497294,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/497278\/revisions\/497294"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/497289"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=497278"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=497278"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=497278"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}