{"id":497211,"date":"2023-09-13T15:12:32","date_gmt":"2023-09-13T12:12:32","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=497211"},"modified":"2023-09-13T15:12:32","modified_gmt":"2023-09-13T12:12:32","slug":"madaxweynihii-hore-ee-soomaaliya-cabdi-qaasim-salaad-oo-bogaadiyay-howlgallada-ciidanka-xoogga-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynihii-hore-ee-soomaaliya-cabdi-qaasim-salaad-oo-bogaadiyay-howlgallada-ciidanka-xoogga-dalka\/","title":{"rendered":"Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cabdi Qaasim Salaad oo bogaadiyay howlgallada Ciidanka xoogga dalka"},"content":{"rendered":"<p>Qaahira-(SONNA)-Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane, Cabdiqaasim Salaad Xasan ayaa bogaadiyay ay Ciidanka xoogga dalka ka wadaan gobollada dalka, wuxuuna ugu baaqay in sii laba laabaan dedaallada lagu sifeynayo khawaarijta.<\/p>\n<p>\u201cCiidamadu kheyr Allaha siiyo guulo ayay soo hooyeen, si fiican bayna u dagaallameen, waana u hambalyeyn hayaa, waxaanan leeyahay Allaha idin garab istaago\u201d<\/p>\n<p>Mudane, Cabdi qaasim ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay garab istaagaan dowladdooda lana shaqeeyaan Ciidanka xoogga dalka.<\/p>\n<p>\u201cMadaxweynuhu dedaal badan buu wadaa, dowladdana waa dedaalaysaa, is garab taaga, gacmaha is qabsada, Allana barya\u201d<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaahira-(SONNA)-Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane, Cabdiqaasim Salaad Xasan ayaa bogaadiyay ay Ciidanka xoogga dalka ka wadaan gobollada dalka, wuxuuna ugu baaqay in sii laba laabaan dedaallada lagu sifeynayo khawaarijta. \u201cCiidamadu kheyr Allaha siiyo guulo ayay soo hooyeen, si fiican bayna u dagaallameen, waana u hambalyeyn hayaa, waxaanan leeyahay Allaha idin garab istaago\u201d Mudane, Cabdi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":497212,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-497211","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/497211","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=497211"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/497211\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":497213,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/497211\/revisions\/497213"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/497212"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=497211"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=497211"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=497211"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}