{"id":497202,"date":"2023-09-13T13:11:20","date_gmt":"2023-09-13T10:11:20","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=497202"},"modified":"2023-09-13T13:11:20","modified_gmt":"2023-09-13T10:11:20","slug":"ciidanka-xoogga-oo-howlgal-ku-dilay-horjooge-ka-tirsanaa-khawaarijta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-oo-howlgal-ku-dilay-horjooge-ka-tirsanaa-khawaarijta\/","title":{"rendered":"Ciidanka xoogga oo howlgal ku dilay horjooge ka tirsanaa khawaarijta"},"content":{"rendered":"<p>Baydhabo-(SONNA)-Ciidamada xoogga dalka ayaa howlgal qorsheysan saaka aroortii ku dilay madaxii maaliyadda Khawaarijta ee Gobalka Baay Aadan gardhuub iyo Maleyshiyaad uu watay.<\/p>\n<p>Howlgalka oo uu hoggaaminayay Taliyaha Ururka 46-aad, guutada 8-aad, qeybta 60-aad ee Ciidanka xoogga dalka Xiddigle, Xasan Aadan Maxamed ayaa laga fuliyey degaanada kala ah Adeegow Garaar ,Warta Dollar , Weeley Bagal iyo Eey-Duuraay ee Gobalka Baay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baydhabo-(SONNA)-Ciidamada xoogga dalka ayaa howlgal qorsheysan saaka aroortii ku dilay madaxii maaliyadda Khawaarijta ee Gobalka Baay Aadan gardhuub iyo Maleyshiyaad uu watay. Howlgalka oo uu hoggaaminayay Taliyaha Ururka 46-aad, guutada 8-aad, qeybta 60-aad ee Ciidanka xoogga dalka Xiddigle, Xasan Aadan Maxamed ayaa laga fuliyey degaanada kala ah Adeegow Garaar ,Warta Dollar , Weeley Bagal iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":497205,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-497202","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/497202","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=497202"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/497202\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":497206,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/497202\/revisions\/497206"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/497205"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=497202"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=497202"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=497202"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}